Somaliland: Soo-dhaweyntii Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Jewigii Shucuurtiisa: ‘Waan Waraysanayaa Dadka, Anna Warbaan Sidaa…”
Hargeysa/Berbera (SLpost)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland u dhashay ee aaminsanaa mabda’a Somaliweyn, 22-kii sanno ee Somaliland jirtayna si...
IRAN: Madaxweyne Ahmadinejad oo Ka Badbaaday shil- diyaaradeed
Tehran (SLpost)- Madaxweynaha dalka Iran, Mahmoud Ahmadinejad, ayaa shalay ka badbaaday shil diyaaradeed oo ku socdaalayey, taas si khasab ah loo fadhiisiyey. Duuliyahii diyaarada ayaa...
Dahabshiil Group oo Kaalin Miisaan leh ka Qaadatay Hirgelinta iyo Baahinta Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa kaalin miisaan leh oo loo bogay ka qaadatay hirgelinta iyo baahinta tartanka ciyaaraha gobollada dalka oo si rasmi...
Professor Samatar: Bal aan Eegno Uuraysataye, Waxay Umuli Doonto!
Shaki kuma jiro in Professor Samatar uu naftiisa taariikh ballaadhan u leeyahay. Samatar waa indheer garad, waa aftahan, waa qoraa, waa khaadib, hase yeeshe...
5-tii ugu Khatarta Badnaa, Howl-gallada Budhcada Internet-ka – Q-1aad
Tan iyo markii nolosha bulshada caalamku noqotay mid aan sina uga maarmin internetka , ku xidhnaantiisa iyo baahida loo qabaana sii xoogaysatay, waxa daris...
AROOS WACAN: Axmed Maxamed Cali iyo Ridwaan Maxamuud Kaariye
AROOS WACAN Hooyo Khadra Axmd Qooblow, Sharma’arke Maxamed Muuse, Naasir Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye...
Shirkadda Qalabka Guryaha ee Al-Nuur Furniture oo Casho-sharaf ku Maamuustay Dhammaan Ciyaartoyga 13 gobol ee Ka Qayb-qaadanaya Tartanka ciyaaraha Dalka
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Qalabka Guryaha ee AL-NUUR Furniture, ayaa Caawa Casuumad casho-sharafeed soo dhaweyn ah ku maamustey dhamaan Ciyaaryahanada ka kala socda 13-ka Gobolka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

