HomeIRAN: Madaxweyne Ahmadinejad oo Ka Badbaaday shil- diyaaradeed

IRAN: Madaxweyne Ahmadinejad oo Ka Badbaaday shil- diyaaradeed

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

AhmadinejadTehran (SLpost)- Madaxweynaha dalka Iran, Mahmoud Ahmadinejad, ayaa shalay ka badbaaday shil diyaaradeed oo ku socdaalayey, taas si khasab ah loo fadhiisiyey.

Duuliyahii diyaarada ayaa awoodday inuu si nabadgelyo u fadhiisiyo ka dib markii shil aan la faahfaahin uu kala kulmay buuraha Woqooyi ee dalkaa oo madaxweyne Axmedinajad ka furayey mashaariic horumarineed.

Madaxweyne Ahmadinejad iyo wefdi la socday ayaa la sheegay in dhamaantood dhaawac la’aan uga baxeen diyaaradaa, sida wakaalada wararka ee dalka Iran sheegtay, waxaanay Xukuumadda Tehran ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan sababta keentay shilka wakhti  madaxweynahu ku sii jeeday furitaanka wado cusub oo laga hirgeliyey dhulka buuraleyda ah ee Woqooyiga Dalkaas.

“Awooda Alle, madaxweynaha iyo wefdigii la socday iyagoo bedqaba ayey ka baxeen,” sidaa waxa yidhi afhayeen u hadlay dawladda. “Madaxweynaha Iran waxa uu furay mashruucii, ka dibna gaadhi ayuu soo raacay ku soo laabashadiisa caasimadda Tehran.”

Madaxweyne Ahmednajad oo hore u sheegay in dhacdadii 9/11 Maraykanku sameeyey si uu sabab uga dhigto dagaal uu ka bilaabo Bariga Dhexe, ayaa la filayaa inuu xilka ka fadhiisto bisha dambe, ka dib muddo  Siddeed sanno ah oo uu xukunka dalka Iran hayey.

Siddded musharax ayaa u tartamaya beddelaadiisa doorashada bisha July ka dhacaysa dalkaas, laakiin waxa kursiga ku fadhiisan doona keliya ninkii ay aqbalaan Golaha Sare.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories