Natiijada Kulamadii Maanta ee Ciyaaraha Gobollada Dalka iyo Waxyaabaha ay Wadaagaan labadii Gobol ee Maanta ay Guushu raacday
Hargeysa (SLpost)- Ciyaarihii Kubada Cagta ee Tartanka Gobolada Somaliland oo Maraya Meel Xasaasi ah ayaa waxaa Maanta kulamo wada yeeshay Xulalka Gobolada Awdal iyo...
Cali Waran-cadde oo Tilmaamay Doorka ay Shacabku ka Filayaan Prof Axmed Ismaaciil Samatar
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Cali Maxamed Waran-cadde oo ka tirsan Xisbiga mucaaradka ee Waddani, ayaa tilmaamay filashada shacabka Somaliland ka rejaynayaan Prof Axmed Ismaaciil Samater...
Madax-dhaqameed iyo Waxgarad ka Digay Cawaaqib-Xumo ka Dhalan karta Natiijo la’aanta Fal-dhagareedkii lagula Kacay Xarunta Wargeyska Hubaal, xukuumaddana u Jeediyey Baaq isugu jira Canaan...
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa, ayaa loogu baaqay inay iska dul-qaaddo tuhunka raadkiisa la hayo iyo natiijada Baadhista fal-dhagareedkii...
OGAYSIIS MUHIIM AH: Qurbajoogga Somaliland ee Woqooyiga America waa inay ka faaiidaystaan fursadda maalgashiga ganacsiga gaarka ah ee SBF (World Bank)
(Somaliland Diaspora Agency) - Hay’adda Somaliland Business Fund ee fulinaysa mashruuca deeqaha maalgashiga ganacsiga Somaliland waxay ku wargelinaysaa dhammaan jaaliyadaha Somaliland ee Woqooyiga America...
Jariiradda ugu Caansan Dalka Kenya oo Warbixin Qiimo leh Ka Diyaarisay Somaliland: “Qayb ahaan, Anigu waxaan halkan u joogaa inaan Kenya ka barto hanaanka...
Nairobi (SLpost)- Jariiradda ugu afka dheer uguna da’da weyn dalka Kenya ee The Standard oo qayb ka ah Bahda Warbaahinta kala duwan ee Standard...
“Waxbarashadii waxaad arkaysaa in wax badan laga qabtay, haddana ayaynaan gaadhin halkii aynu doonaynay in waxbarashadeenu gaadho” – Samsam Cabdi Aadan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa maanta hor tagtay Golaha Wakiilada ee Somaliland, isla markaana ka jeedisay warbixin...
Somaliland Daraasad Iyo Muxaadaro Uma Baahna – W/Q: Maxamed Cali
Somaliland labo iyo labaatan sanadood bay soo halgamaysay oo ay nidaamka maanta wadanka lagu xukumo soo dhisaysay. Adduunwaynuhu uma baahnaa in laga dhaadhiciyo heerka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

