HomeNatiijada Kulamadii Maanta ee Ciyaaraha Gobollada Dalka iyo Waxyaabaha ay Wadaagaan labadii...

Natiijada Kulamadii Maanta ee Ciyaaraha Gobollada Dalka iyo Waxyaabaha ay Wadaagaan labadii Gobol ee Maanta ay Guushu raacday

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Ciyaarihii Kubada Cagta ee Tartanka Gobolada Somaliland oo Maraya Meel Xasaasi ah ayaa waxaa Maanta kulamo wada yeeshay Xulalka Gobolada Awdal iyo Sool oo ay laba Gool ku badiyeen Xulka Gobolka Awdal halka Gobolka Gebilay uu Laba Gool kaga dul talaabsaday Xulka Gobolka Togdheer, iyada oo Afarta Kooxdoodba ay ku wada jiraan Group C oo lagu tilmaamay inuu Yahay Group-ka Dhimashada.

Labada Kulan oo natiijooyinkooda aan looga dhur-sugayey isla markaana dadku si weyn u xiisaynayeen natiijadooda, ciyaarta hore waxa ay garoonka Hargeysa Stadium ka bilaabantay Labadii Duhurnimo, waxaana Guusha xulka Awdal u horseeday labada Goolna haafkii hore ee ciyaarta u dhaliyay Ciyaaryahanka lagu magacaabo  Suudi ee Sita Nombar 16-ka halka Xulka Gobolka Sool aanay la Iman wax Gool ah oo wax ka bedela Natiijadii Ciyaarta.

Sidoo kale, Ciyaarta Isha lagu hayay oo u dhaxaysa Xulalka Gobolada Gebilay iyo Togdheer, waxa ay  Xulka Gobolka Gebilay Qaybtii hore ee Ciyaarta la Yimaadeen Laba Gool oo Qurux badan oo ay u kala dhaliyeen Ciyaar yahanada la kala yidhaa Mukhtaar Guuleed iyo Mubaarik Diyo, ciyaartaasina waxa ay ku dhammaatay iyada oo aanay xulka gobolka Togdheer keensan wax goolal ah.

Hargeysa StadiumSi kastaba ha ahaatee, labada kulan ayaa wadaagay laba astaamood oo ay isaga mid ahaayeen: 1- Natiijada Ciyaaraha oo ku dhammaaday 2-0 iyada oo goolashu ay dhasheen Qaybtii hore ee ciyaarta.

2- Labada Xul ee Guushu Raacday oo ka tirsan Gobollada Galbeedka Somaliland, halka labada xul ee kulamadooda ay guul-darradu ka raacday ay ka tirsan yihiin Gobollada Bari ee Somaliland.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories