HomeMuniir, Sheekh Aadan-siiro waa la yaqaane, yaa sida madfaca kuu riday? –...

Muniir, Sheekh Aadan-siiro waa la yaqaane, yaa sida madfaca kuu riday? – W/Q: Maxamed Axmed

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Waxa dhaygag iyo dhabanno-hays igu dhaliyay war aan abbaaro 04:00 galabnimo ee 13/June/2013-ka ku arkay mareegta Somalilandtoday.com oo nuxurkiisu yahay “Sheekh Aadan Siiro oo la sheegay inuu kooxo dhallinyaro ah ku ururiyo xaafadda Xawaadle isagoo ugu muxaadireeyay inay Xaqooda Dhacsadaan!”. Qoraalku intaas kuma eka’e waxa lagu ladhay buunbuunin ah inay yihiin kooxo tiro badan oo khalkhal abuuri kara, wasaaraddii arrimaha gudahana waxa lagu eedeeyay in aanay falkaas waxba ka qaban.

Xusuusta-garaadku waxa ay judhiiba godoshay aqoon gaaxsan oo aan u lahaa Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Siiro), dhab iyo dhalanteed midka uu qoraalkani yahay ayaa aan is-weydiiyay? Sheekh Aadan ma ku kici karaa arrinkan ayaa hortayda timi?.. Degello kale ayaan fiiriyay, se cid kale oo hadal-haysaaba ma jirto. Bal guji halkan si aad xogtaas u akhrido

http://somalilandtoday.com/shiikh-aadan-siiro-oo-la-sheegay-inuu-kooxo-dhalinyo-ah-ku-uruuriyo-xaafadda-xawaadle-isagoo-ugu-maxadireey-inay-xaqooda-dhacsadaan-2/

Ugu dambayn waxa aan go’aansaday inaan cambaareeyo dhigaalkan aan u qalmin in dhaayuhu arkaan ama dheguhu maqlaan, Sheekh Aadanna xaal aan ka siiyo gefkan aan qaban iyo inaan dhawr su’aalood ku qarqiyo Guddoomiyeha Bahda Saxaafadda SIILAANYO Today ee sida qaldan loogu magacaabay Somalilandtoday Muniir Axmed Cigaal, waana kuwan weydiimihi:

1. Yaa warkan keligaa kuu sheegay?

2. Sheekh Aadan waa la yaqaan wuxuu galo iyo wuxuu gudo ee yaa xajiintan kugu dirqiyay?

3. Ma xaajada Wargeyska HUBAAL ee Sheekhu ka hadlo ayay xukuumadda iyo wasiirrada aad ku xidhan tahay ka gubteen?

4. Sheekhu inuu nabadda ka shaqeeyo waa la yaqaane, keen caddayn rasmi ah?

5. Ma cay iyo cantarabaqash ayaad is-leedahay way cuntamayaan?

6. Ma guul-darradii ciyaaraha Burco ee aad ka dambayseen ayaad Sheekha uga dhigteen nin magaaladiisa dab gelinaya?

Maxamed A Jaamac

Qaahira, Masar

maxdjaamac@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories