WAriye ABIIB IIMAN XASAN OO FAAHFAAHIYEY SABABTA MAAREEYAHA TVGA QARANKU U DALIISHADAY SHAQO KA ERYIDDIISA
Hargeysa(SLpost)- Weriye Abiib Iimaan Xasan oo ka mid ahaa weriyayaashii ruug cadaaga ahaa ee warbaahinta dawladda, ayaa sheegay in shaqaddii laga eryey ka dib...
Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal, iyo madax dhaqameedka Sacad Muuse oo guddoomay go,aamada ay soo saartay guddiga turxaan bixinta khilaafkii...
Hargeysa(SLpost) - Madax dhaqameedka beelaha Sacad Muuse, ayaa taageeray go’aankii ay soo saareen guddidii khilaaaf saarka ee beesha, waxaanay sheegeen inay gudoomeen dhamaan qodobadii...
[Radio SLpost]- Somaliland oo Xadhkaha u Jartay Xafiiska Qaramada Midooday ee UNSOM oo masuulkii u qaabilsanaa Maanta Hargeysa Soo Gaadhay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar, ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland ay joojisaya gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM,...
Dareenkeyga Iyo Ciyaaraha Goballada, Badhasaabadu Wey Asiibeen Wasiiraduna Wey Qaldameen – W/Q: Ahmed Arwo
Waxa lagu jiraa damaashaadkii tartanka goballada ee ciyaaraha. Waa madal muujineysa nabadda iyo horumarka bulshadu gaadhay. Waxa hubaal ah in qiimo weyn ay ummadda...
(Radio SLpost)- Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal oo Soo dhaweeyey Go’aamo ay Guddi Is-xilqaantay ka soo saartay Qabsoomidda Shirka Beesha Sacad Muuse
Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa Guddoomay Go'aamada bayaankii ay shalay soo saareen Guddida Turxaan-bixinta...
Xarunta Xuquuqal Insaanka (Center for Human Rights) oo Cambaareysay Xayiraadda Wargeyska Hubaal
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Xuquuqal Insaanta ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa si adag u cambaareysay xayiraadda xukuumaddu ku soo rogtay Wargeyska Madaxabannaan ee Hubaal...
Faallo: Taariikhda Somaliweyn iyo Dhibaatada Ay Ku Hayso Somalia Maanta – W/Q: Ibrahim Hassan Gagale
Ummadaha Afrika, Aasiya, iyo Laatiin Ameerika waxay ka gilgisheen Gumasigii Reer Yurub ee ku habsaday taariikho kala duwanaa iskana rideen heeryadii gumeysiga. Kacdoonadii iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

