HomeWAriye ABIIB IIMAN XASAN OO FAAHFAAHIYEY SABABTA MAAREEYAHA TVGA QARANKU U DALIISHADAY...

WAriye ABIIB IIMAN XASAN OO FAAHFAAHIYEY SABABTA MAAREEYAHA TVGA QARANKU U DALIISHADAY SHAQO KA ERYIDDIISA

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)- Weriye Abiib Iimaan Xasan oo ka mid ahaa weriyayaashii ruug cadaaga ahaa ee warbaahinta dawladda, ayaa sheegay in shaqaddii laga eryey ka dib markii lagu eedeeyey inay barnaamijyo uu soo saari lahaa ku baaqdeen.

Maareeyaha telefishanka Qaranka Khadar Cali Gaas ayaa wariye Abiib Imaan oo digniin la’aan shaqadda uga joojiyey, isagoo ka mid ahaa afartii wariye ee lagu bilaabay Telefishanka Qaranka muddo dheerna ka shaqaynayey warbaahinta Dawladda iyo kuwo madax banaanba.

Abiib Iimaan Xasan ayaa cadeeyey in shaqadda laga joojiyey, waxaanu xusay inay wasiirka Warfaafinta iyo wacyigelinta is arkeen, isla markaana si fiican isku qanciyeen oo uu ka war sugayo, isagoo arrimahaasi sharaxaya waxa uu yidhi “waxaa isoo wacday gabadh qaybta maamulka joogta telefishanka qaranka oo la yidhaahdo Aamina waxay Aamina igu tidhi waxaan ku haya waraaq ee soo doono, markii aan imid ee aan warqada furay waxa ku qoran , Barnaamij ayaa Kaa baaqday iyo Markii aad diiday Xilkii aan kuu magacaabay, marka sidaas bay shaqaddii igaga joojiyeen”.

ABIIIIIIIIIIIIIIB

Abiib wuxuu sheegay in aanay jirin shaqo ku baaqatay, isla markaana been laga sheegtay isago eedda saaray madaxa barnaamijyadda Deeqsi oo uu sheegay in barnaamijkaygii oo baxay uu qoray barnaamijyaa ku baaqday, taasina ay tahay buuyidhi wax aan waxba ka jirin, sidoo kale waxa uu xusay in aan hore loogu digin ee degdeg shaqadda looga eryey.

Wariye Abiib Iimaan ayaa sheegay inuu telefishanka Qaranka wax badan ku taray, isla markaana heesaha lagu amaanayo iyo heeso kale ee Ciidda loo saaro dadweynaha uu isagu sameeyey, isla markaana wax badan oo tamar iyo awood ahba uu galiyey Telefishanka.

Si kastaba ha ahaaatee, shaqadda laga joojiyey ayaa ah mid khalad ah oo aanay awood u lahayn wasaaradda warfaafinta, isla markaana ay shaqadda ka eryi karto uunhay’ada shaqalaha dawladda taas oo maamusha una dooda shaqaalaha, sidoo kale waxay ahayd inay qofka marka uu khalad sameeyo in la siiyo digniin,nasiib darose aan hore loo siinin wax digniin ah.

Somalilandpost

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories