HomeQaraxyo lala beegsaday Isu-soo bax Siyaasadeed oo ka dhacay Magaalada Caruusha ee...

Qaraxyo lala beegsaday Isu-soo bax Siyaasadeed oo ka dhacay Magaalada Caruusha ee Tanzania

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

carusha

Carusha (SLpost)- Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegay inay dhinteen, 20 kalena dhaawacyo qaar kood halis yihiin ayaa soo gaadheen kadib markii qaraxyo ruxeen dibad-bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tanzania,

Sida uu baahiyey Wargeyska Daily News ee ka soo baxa Tansaaniya, Qaraxan ayaa dhacay abbaaro 6-dii maqribnimo wakhti uu Guddoomiyaha Qaran ee xisbiga Chama Cha Demokrasia na Maendeleo (CHADEMA), Freeman Mbowe uu ka soo dagay mimbarka kadib markii uu khudbad ka jeediyay Garoonka Kubadda Kolayga ee Soweto ee Laanta Central Kaloleni.

Mbowe ayaa waxa la socday xildhibaanka laga soo doorto Magaala Weynta Arusha Godbless Lema iyo saraakiil heer gobol ah oo ka tirsan xisbiga CHADEMA markii walax lagu soo tuurey, ay ku dhacday badhtamaha dadweynaha, qarxay sameeyay dhawaq aad u wayna lagu war helay.

carDadka ayaa qaylinayay una kala yaacay afarta jiho iyaga oo raadinaya gabbaad, waxaase u xigay laba qarax oo kale oo isla goobta ka dhacay.

Taliyaha Bilayska Gobolka Arusha Liberatus Sabas ayaa sheegay in bilaysku wali baadhayo shilka, mase xaqiijin taliyuhu xadiga khasaaraha ay keeneen qaraxyadaasi.

Dhibanayaasha ayaa markii hore loo qaaday Cusbitaal-goboleedka Mount Meru, iyada oo qaar kalena loo wareejiyay isbitaallo kale oo uu ku jiro Istibaalka Selian Lutheran.

Mbowe wax dhib ah ma gaadhin. “Waan bad qabaa, dhammaantayona waannu fiicannahay,” ayuu yidhi, isaga oo si muuqata u gariiraya, markii loo sii waday dhinaca gaadhigiisa.

Olalahan dibad-baxeed ayaa ahaa kii ugu dambeeyay ee la xidhiidha diyaar garowga doorashooyinka Magaalada Arusha ee Axadda si loo buuxiyo kuraas wakiillo oo ka banaan laamaha Kaloleni, Themi, Elerai iyo Kimandolu.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories