Dhibaatada Tahriibka iyo Hayaanka Dhalinyarada – W/Q: Suleiman Bashir Omar
Qormadan ayan si kooban ugaga hadli doonaa Tahriibka iyo Dhalinyarada Maanta oo baryahan danbe aad u soo kordhay dhalin badana ay ku nafwaayeen. Hadaba...
Bilawga Bandhigga Sooyaalka Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi (1) – Qalinkii Siciid Maxamuud Gahayr
Waa maqaal ib-dar u ah taariikh iyo tilmaan ku saabsan Md Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland oo ka...
[RADIO SLpost]- Natiijada Kulan Caawa Madaxtooyada Ku Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Hoggaanka Ururka Xaqsoor
Hargeysa (SLpost)- Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Qayb ka ah wada-hadallo muddooyinkii ugu dambayeeyey u socday Xukuumadda iyo Ururkii Dooashada Goleyaasha deegaanka ku...
Ujeeddada Socdaal Wefti Miisaan Culus oo Uu Hogaamiyey Ugaaska Beesha Sacad Muuse Ku gaadheen tuulada Agabbar iyo Soo-dhaweyn Diirran oo Lagu Qaabiley
Agabar (SLpost)- Wefti miisaan culus oo uu hogaaminayey Ugaaska Beesha Sacad Muuse oo ay wehelinayaan guddida qabanqaabada shirka Beesha Sacad Muuse ee Hoodaale ayaa...
Tribalism Works When Used In Good Faith
Somaliland is inhabited by the same people with same ethnicity, culture, tradition, religion, and language. Unfortunately tribalism has overtaken all those rich characteristics and...
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo si Adag u cambaareeyey Tacaddiyada Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Madaxa bannaan
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa soo saaray qoraal kooban oo uu si ba'an ugu naqdiyay hanaanka Xukuumadda Madaxweyne...
Goorma Ayaa Korodhka Lacagta Shilinka loo Isticmaali Karaa Maalgalinta Mashaariic Horumarineed? – W/Q: Cabdirashiid Axmed Guuleed
Falsadda cilmiga dhaqaalaha ee buugaagta lagu dhigtaa inta badan wuxuu ku sallaysan yahay fikirka (theory) ka jira waddamada reer galbeed ee xaga dhaqaalaha horey...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

