HomeMaxaa Sababay in Jeelka Lagu Guro Xulka Gobolka togdheer, Gabilay iyo Hargaysana...

Maxaa Sababay in Jeelka Lagu Guro Xulka Gobolka togdheer, Gabilay iyo Hargaysana Oo Dagaal ku Dhex Maray Hotel Mansoorna Aan Waxba Laga Soo Qaddin?! – W/Q: Sacad Hassan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

blankWaxaan manta qalinka u qaatay in aan si kooban wax uga iftiimiyo wixii ka dhacay tartankii ciyaarha…

Waxanu Arkaynaa Cadaalad Darada Joogtada Iyo Aqoondarada Haysata Madaxda Wasaarada Sports ka , manta wata dhaxalkeedi aynu Arkayno Reer Burco Balaayadi la dhex dhigay wanu Arkaynay, Ceerigaabo waxa lagu sameeyay waynu arkaynay wixii ku dhacay saraaar. Iyo halka ay manta marayso

Hadaba waxa loo qabtaa tartanka ciyaaraha in lasameeyo is dhexgal dhinaca bulshada ah si uu u barto ciyaartoogu ciyaarto kale oo dhigiisa ah gobol kalena  ka soo jeeda, si  loo helo is dhexgalkaas ayaa lo sameeyaa ama loo qabtaa tartanka ciyaaraha gobolada oo uu ah laf dhabar dhinaca bulshada, uguna fadhiya horumar iyo in kor loo qaado dhinac sports ee gobolada dhalin yartna lagaliyo yididiilo.

Hadaba tartanka ciyaaraha gobolada ayaa isu badalay qaar ka duwan ku wii hore ee ka dhici jiray gobolada Somaliland ,oo aad maqlayso galabkasta buuq iyo dagaal ka dhacaya garoonka kubada cagta ee magaalda hargaysa,

Dhinaca kale bal aan dib ugu noqdo ciyaartoygi  gobolka todheer ayaa sheegay in aanu wax dagaal ahi ka dhicin khilaafna aanay isku qaban ,ee markii ay ka hadhsanayd 15 mint uu nogo yeedhay wasiirku hoolka oo u yidhi waan idinla sii hadlayaa ee i soo mara ,sidaas daradeedna aanu u tagnay markii anu fadhiisanyna sadex inan oo ka mid ahi baxeen . intayadi kalena jeelka lagu guray iyada oo aan wax dagaal ahina ka dhicin ama khilaaf ah  …

Waxa ay ku tilmaameen hadlada ka soo yeedhay wasiirka oo uu yidhi waxa ay isu soo gurteen tooriyo iyo hub waanay is laynayeen inta ay magaalada jogeenba,  in ay yihiin waxba kma jiraan oo ay tahay in somcada gobolka lagu wax yeelaynaayo ,

Hadaba Dhalinyarada Ciyaartoyda  gobolada Gebilay  iyo  Hargeysa uga qeyb gelaaya tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa shalay Duhurkii dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray Hoolkii ay ku qadaynayeen ee Maansoor Hotel ,

Maxaa sababay in la xidhxidhi xulkii ciyaartoyada gobolka togdheer, haragaysa iyo gabiilayna aan laga soo qadin wax dhib ah , iyaga oo waliba ku dagaalaymay  hotel  mansoor ,oo ah goob ka baxsan meelahii tar tanka ka dhacayay,oo aanay ka hadlin wasaarada ciyaaruhuna waxa aan odhan karaa waxa ay soo kordhisay tartanka ciyaaruhu kala fogaansho iyo dagaal horleh oo dhex mara dhalin yarta iyada oo waliba masuuliyiini ka qayb qadanayaan.

Waxa aan aad uga xumahay cadaldarada ka jirta wasaarada ciyaarha Somaliland taas oo aad arkayso in ay dhinac u janjeedho  una xaglinayso ,hadaba wasaarada ciyaaruhu maaha wax loo dul qadan karo waxa aanan odhan lahaa Ha ISCASILO  wasiirkA CIYAARUHU sida ugu dhakhsaha badan madama u xalin kari la yahay waxa ka tagan wasarada ciyaaraha sanadkan.

 waxa aan so jeedinayaa in uu wax ka badal ku sameeyo madaxwaynaha  jamhuuriyada Somaliland ,hadii kale ay noqon doonto meel lagu kala qaybsamo wasaarada ciyaaruhu ..

By : Sacad Hassan nuur

Tell : 0634777730

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories