HomeHadallada aan miisaanayn ee masuuliyiinta dalka Somaliya, waa kuwo aan ka gadmayn...

Hadallada aan miisaanayn ee masuuliyiinta dalka Somaliya, waa kuwo aan ka gadmayn garashana ka dheertahay – W/Q: C/raxmaan Cali Nuur (Bulshaawi)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

cabdiraxmaan cali nuurWaxaa 18 may 2013 ay Somaliland u dabaaldagtay dib  ula soo noqoshadeedii dal ahaaneed kadib markii ay hore ula midawday dalka somaliya taas oo uu hadafkeedu ahaa radinta shantii Somaliyeed.

Raadintii midawga somaliyeed oo noqday mid shacabka Somaliland ay ku hungoobeen.hadimo , dhib iyo hantaaqoyina ay kala kulmeen ,dhibaatooyinkaas oo aan ahayn kuwo ku koobnaa maamulkii taliskii M.SIYAAD BARRE  laakiin ahaa kuwo soo taxnaa ilaa dawladihii ka horeeyey laga soo bilaabo M/weyne Adan Cade,Ilaa ay ka gaadhay in ay BURBURTO MIDNIMADII MAAWEELADA NOQOTAY.

Hadaba Somaliland ayaa ku guulaysatay in ay dhisto Maamul dawliya oo dhamaystiran una dhanyihiin tiirarka dawladnima,taas oo ay isu soo badaleen Afar Madaxweyne oo qaarkkood kuyimaadeen Codka dadweynaha oo ah doorasho xora, halka ay somaliya lasoo darseen dhibaatooyin iyo haligaad shacab Taas oo inta badan masuuliyadeeda dusha ay ka saarantahay hogaamiyayaasha siyaasadeed oo ku sifoobay Danaystayaal,u adeega dano dadkale iyo tooda gaarka ah,

Dabaaldega Somaliland ee sanadkan oo ahaa mid kuwii hore  Heersareeyey dibad iyo gudaba shacabka Somaliland si weyn u xuseen maalintan. ayaa waxaa ay ku soo beegntay xili ay madaxda dalka somaliya kasoo yeedhayaan Hadallo aan loo meel ee geyn oo shacabka somalilland si wey u dhibsadeen,

Maamulo ku meelgaadha oo intooda badan laga soo yagleeyey dalalka jaarka ah ayaa soomaray somaliya kuwaas oo soo kordhiya uun sii kala fogaansho iyo isnacayb dhexdooda ah,maamuladaa oo midkastaa waayihiisa lahaa ayaa DALKA IYO DADKA SOMALILAND MARNABA AYNA KALA KULMIN WAX GARAWSHIYO AH ,

Hadalada xanafta iyo xigmad dadradu ka muuqato waa kuwo kasoo burqada madaxda kala sareysa ee dalka somaliya.kuwaas oo uu ugu danbeeye ka aan islahaa malaha kana loo qaatay oo wax hagaajindoona waa M/weyne xasan sh.maxamuud oo dhawaan haddallo aan waafi ahayni kasoo baxeen.mar uu magaalada muqdisho ka furayey Xarun Agoomeed ay maalgalisay Hay ad turki ahi.waxaa kaloo isna sidaa si lamida dhawaan u hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalkaas JAWARI,isla sidaa si lamida waxa hadlay Raysal wasaare Saacid.

Weedhihii xanafta iyo xigmad dadradu ka muuqatay ee Madaxweyne Xasan.waakuwan.

“Waxaan walalahayaga waqooyi(Somaliland) ugu  baaqayaa in ay iska iloobaan wixii soo maray dadkoodana dhinac karaacaan” Ma u egyihiin Kuwii ay ku hadaaqi jireen hogaamiyaashii soo haligay umada ee kacaanka.

Weedhihii Kasii liitay ee uu warbaahinta mariyey Gudoomiyaha Barlamanka somaliya Jawahiri mar uu u warmayey HCTV isagoo ka had laya Qadiyada shacabka Somaliland waxaa uu ku tilmaamay fadhi kudirirka maqaaxiyaha,oo uu sii raaciyey waxaas maqaaxiyaha ayaa lagaga sheekeyaa ,

Markale Ra iisal wasaare saacid ayaa ku Hadley hadalo laaqiya oo aan ku haboonayn Hogaamiyae raba in uu dad isu keeno dalna dhibaato kasaaro,waxaan hadaladiisii ka mida “cidii ka hortimaada Dawlada fadaraalka somaliya in ay xoog ku muquunin doonaan” taas kumuu joogsan ee waxaa dalka Maraykanka ka dalbaday in Cafis loo fidiyo Ninka loo haysto in uu lug ku lahaa dhibaatooyinkii soo gaadhay shcabka Somaliland taas maxakamadi xukuntay , intan iyo in kale oo badanba waxay ina tusaysaa sida aanay hogaamiyayaasha somaliya uba waayo arkayn ee ay  u taaganyihiin uun halkii shayalay lasoo maray iyo wadadii HOOGA IYO HALAAGA BALSE WAA HALKEY KA BIYO CABTO.

C/raxmaan Cali-nuur Cabdi

Hargeysa somalilan

Bulshawi82@hotmail.com/  4410794/9163436

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories