Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Mo Faarax ma geyo aflagaada mudalabka saxafiga u dalacay – W/Q: Khadra Xaaji Cabdilaahi

Waxaan aad ula yaabay maqaal saaka ku soo baxay wargeyska somalilandtoday ee ay dadka rer hargeysa u bixiyeen silaanyo tolkii. Wuxuu maqaal aflagaado ah...

Somalilanders Deserve To Celebrate And Be Proud ~ By Mohamed Ali Muse

Somaliland has been under the radar for almost 22 years and the International Communities have given a high mark by keeping the peace and...

Hadidaadda Xukuumadda Siilanyo Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banan: W/Q: Khadar Jirde

 UGU HORAYN WAXA AAN HALKAN  KA SALAAMAYA  SAXAAFADA MEELKASTA OO AY KU SUGANTAHAY.  HADII AAN FIKIRKAYGA U SOO  gonda-dego; Waxa aynu wada ognahay in xoriyatul...

“Yurub Baan ka Gacan Haadiyaa Markaan Guuraawee” – W/Q: Maxamed Siciid Gees ~ Qaybtii 12aad

Ereyadan waxa tiriya abwaan naftii-hure ah, Alla i diray, Calafso. Waa nin wadooyinka Hargeysa meelaha googo’an buux-buuxiya, iyada oo aan ciddi u dirin oo aanu shaqaali dawladeed ahayn oo aan wax dhaqaale ah ciddi ku siin, ayaa iskaa wax-u-qabso keligii ku

“Gobolka Jubooyinka yaa iska leh?” – W/Q: Cali Sh. Maxamed

Labadii qarni ee lasoo dhaafay Lahaanshaha Jubbaland muran baa ka taagnaa, xaalkuna waa sambuus afar gees ah,Duurjoogta iyo kalluunkuba sida ay u kala xoog...

“Waa ayaan darro inuu 80 jir siyaasiyi kala garan waayo Shir Qaran oo wada tashi ah iyo shir-beeleed” – XISBIGA UCID , WAR-SAXAAFADEED

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa difaacay shir Talo-Qaran ah oo oo dhawaan Guddoomiyaha Xisbigaas ku baaqay, waxaanay ku doodeen inaanu ahayn...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img