HomeMo Faarax ma geyo aflagaada mudalabka saxafiga u dalacay - W/Q: Khadra...

Mo Faarax ma geyo aflagaada mudalabka saxafiga u dalacay – W/Q: Khadra Xaaji Cabdilaahi

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxaan aad ula yaabay maqaal saaka ku soo baxay wargeyska somalilandtoday ee ay dadka rer hargeysa u bixiyeen silaanyo tolkii. Wuxuu maqaal aflagaado ah kula kacay xiddiga caanka ah ee reer Somaliland Mo Faarax, oo uu sheegay inuu dagaal kala horyimid qadiyada Somaliland.

Hlkan ka fiirso warka dacaayada ah http://somalilandtoday.com/mo-faarax-oo-taageeray-shirka-soomaaliya-loogu-qabanayo-london-dagaalna-kala-horyimi-qadiyada-somaliland-daawo-sawirada-shalay-iyo-maanta/

Warkaasi waa sheeko mafrash aanay waxba ka jirin oo lagu dilayo sumcada xiddigaas ooay dadka Somaliland u hayaan ixtiraam. Malaha weriye maxamed axmed cigaal [oo la baxay muniir] wuxuu kala karan waayay sheekada hoteelkii barwaaqo ee uu mudalabka ka ahaa iyo wararka la faafiyo. Waxaanu leenayy cidi kaa yeeli mayso halyeyga mo faarax ayaa dagaal ku haya Somaliland, waayo adigaaba barta siilaanyotolkii.com soo dhigay sawir uu sito calanka Somaliland. Teeda kale haduu uu mudalabka saxafiga u dlacay aaminsanyahay in reer gar-adag oo keliya ay difaacaan Somaliland waa  caqliyada hoteelada iyo mudalabiinta.

Waxaanu xaal siinaynaa mo faarax oo ay jariiradaas ay madaxtooyadu maalgelisaa kula dulkuftay dacaayad iyo dagaal. Horena waxa loo ogaa dacaayada uu ka faafiyo bogani abwaanka isla reer gabiley ee ilkajiir.

Khadra Xaaji Cabdillaahi, Gabiley

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories