HomeHadidaadda Xukuumadda Siilanyo Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banan: W/Q: Khadar Jirde

Hadidaadda Xukuumadda Siilanyo Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banan: W/Q: Khadar Jirde

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 UGU HORAYN WAXA AAN HALKAN  KA SALAAMAYA  SAXAAFADA MEELKASTA OO AY KU SUGANTAHAY.

 HADII AAN FIKIRKAYGA U SOO  gonda-dego;

khadarWaxa aynu wada ognahay in xoriyatul qawlkuii saxaafada  madax  banan ku naalonaysay laba iyo labaatankii  sano ee soomaaliland jirtay. In ay xukuumada maanta talada haysa ugu bedeshay dil xadhig iyo cabudhin  aan kala go.alahayn. iyada oo aynu wada  in ay xukuumadu  tahay tii  ku  ololaynaysay  in badan kuna dhaliili jirtay xukuumadii  madaxwayne daahir Riyaale kaahin in ay xoriytul qawlkii saxaafada madaxa banan ay ku tumanaso . hadaba waxa aan odhan karaa  intii uu xukumada daahir Riyaale hogaaminayay weli saxaafadu lamay kulmin mid lamid ah ka ay manta ku hayso saaxaafada xukuumada maxawyne siilanyo ee ah xadhiga dilka caga juglaynta,  hadaba waxa aynu wada ognay oon qofna manta daah kasaarnayn in ay saxaafadu tahay takeliya ee manta aduunka kala wada haday tahay mid dumineed iyo mid dhismeba hadii aynu damoono bariga dhex wixii ka dhacay  waynu ognay in ay saxaafadu  kow ka ahayd, waxa hadaba dhaqankeena ku cusub  oo  laba iyo labaatankii ee Somaliland jirtayba aan wadankeena  ka dhicin  in sifihii argagixisada ama dhaqankii al.shaab in rag xukuumada ka tirsani  intoy afkasoo duubteen  ay soo weerareen xarun kamida xarumaha saxaafada madaxa banan gaar ahaan  xarunta wargayska hubaal taasina Somaliland u may ahayn caado ee waa waxa cusub  oo xukuumada axmed siilanyo  la kowsatay, hadaba waxa laga yaaba in ay sedex boqol oo  cajelodod ay kor u dhaafayaan  hadaldii uu madawayne daahir Riyaalekaahin  ku  eedayn jiray  ee uu lahaa Axmed siilanyo saxaafadii  ayuu cabudhinayaa oo ku tacadiyaya ina Riyaale iyad oo aynu arkayno waxa ku dhacaya saxaafada manta,  hadaba waxa aan leeyahay  ma waxay  doonayaan in la dhagasiiyo cajeledihii laga duubay xukumada xiligii ololaha,(waxa  lagu ducaystaa ilaahayow afka yaga iyo dhegahayagu yaanay ismaqli waayin)

 

  • Waxa aan u soo jeedinayaa xukumada hidii aanay iyadu falkan qayb  ka ahayn  waa inay cadaalada si dhakhso  ah  u hor keentaa cida ku lugta leh falka argagixiso  ee loo gystay wargayska Hubaal

Qalinkii: By: Khadar Jirde Axmed

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories