Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh (8aad) – Qalinkii: Boobe Y. Ducaale
Waa Hoggaamiye/ Madaxweyne Cigaal oo weli sii wata hadalkiisii, waxaanu intaa hore ku kaabay: ‘Maanta Min-fadli Laahi’, waa la wada joogaa nabad iyo wada-dhaqan ayeynu...
Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Warbixiyey Natiijada Socdaallo Wefti uu hoggaaminayaa Dhowr Waddan ku tageen (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland ka dib markii...
Madaxweynaha somaliland Oo Dalka dib Ugu soo laabtey
Hargaysa( SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargaysa. Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa...
DOQONIIMO KUGU DAAHDEYBAAN CIDI DABIIBEYN Qalinkii Libaan xaji fagadhe
DUBE MADAXA WEYSKALA DHACNAA ,DAAYIN ABIDKIISE GOORTEY ISWADA DOOXATEYBAA ,DAAD USOO GALAAYE DUL IYO HOOSBA WAAN UGU DHIGEY ,WAA DIX DHAGAXEEDE ANUUNBAA DAMQANAYEE ,DHAGO UMA DALOOLAANE DADKAAN LA...
Caddaalad-darrada weriyeyaal qaadashada idaacadaha VOA SOMALI iyo BBC SOMALI (Eeg liiska) – W/Q: Cali Coomay
Labadan idaacadood ee ka tirsan laamaha dalalka maraykanka iyo ingiriiska idaacadooda, waxa la kala aasaasay BBC somali 1957-kii iyo VOA somali 2007-dii. Ujeedada labadan...
Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh (7aad) – Qalinkii: Boobe Y. Ducaale
Hoggaamiye/Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, inta badan khudbadihiisa warqad kama akhriyi jirin. Wuxu ahaa hoggaamiye ku soo tababartay makrifoonnadii xisbiyadii gobannimo-doonka iyo kuwii mucaaradka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

