Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

“Faysal marna daahir kamuu ahayn Soomaaliya oo ilaa xiligii Maxkamadaha ayuu la xidhiidhi jiray” – Wasiirka Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad), ayaa maanta si adag u naqdiyay kulankii habeenkii Sabtidii...

SOMALIWEYN IN LAGA RAYSTO MOOYIYE, WAX LOO WAAYAAYAA MA JIRO – “Sanad Guure Hooda leh” – W/Q: Maxamed Cali Muuse

Dadweynaha Somaliland ee xog ogaalka u ah tarriikhda Somaliland waxay maanta ku qanacsanyihiin mowqifka Xukuumada Somaliland iska taagtay qadiyada Somalia. Indheer garadka, siyaasiyinta, iyo...

Somaliland iyo Sooyaalkeedii Siyaasadeed – (Dalkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa?) – W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan (dhagacade)

Waxay ahayd 18 May sanadkii 1991 markii mar labaad dadka dalkan Jamhuuriyada soomaaliland u soo gacan gashay xoriyadoodii luntay lixdankii, talaabadaas oo ku tusaysa...

Xisbiga UCID oo ka hadlay Kulan Dhexmaray Guddoomiyahooda iyo Madaxweynaha Soomaaliya, baaqna u diray Taageerayaashooda

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah UCID, ayaa ka hadlay Kulan dhex maray Guddoomiyaha Xisbigaas iyo Madaxweynaha Somalia, iyada oo dhanka kale taageerayaashooda ku baraarujiyey...

Go’aammadii Kal-fadhigii 2aad ee Caadiga ahaa ee Golaha Dhexe ee SNM ee ku qabsoomay Burco: 8/5/91kii – 4/6/91kii ~ Gudbinta: Boobe Yuusuf Ducaale –...

Waxa kale oo uu Kal-fadhigu oggolaaday in arrimo sharci ahaaneed awgood uu xubinnimada Golaha Dhexe ku soo biiro: Barre Nuux Xaaji Cabdillaahi oo beddelay...

Why Elections matter in Somaliland – by Edward Paice

As news and analysis emerges from the second UK-Somalia conference in London, the absence of the government of Somaliland is noticeable. Somalia and Somaliland are...

Somaliland: Health Minister Denies Re-Emergence of Polio

HARGEISA (SLpost)–The Minister of Health Dr Hussein Mohamud Mohamed (Hussein Hog) has staunchly refuted reports of polio re-emergence in Somaliland contrarily to reports carried...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img