HomeXisbiga UCID oo ka hadlay Kulan Dhexmaray Guddoomiyahooda iyo Madaxweynaha Soomaaliya, baaqna...

Xisbiga UCID oo ka hadlay Kulan Dhexmaray Guddoomiyahooda iyo Madaxweynaha Soomaaliya, baaqna u diray Taageerayaashooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

qodax-Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah UCID, ayaa ka hadlay Kulan dhex maray Guddoomiyaha Xisbigaas iyo Madaxweynaha Somalia, iyada oo dhanka kale taageerayaashooda ku baraarujiyey inay si weyn uga qayb-qaataan Xuska 18 May.

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) oo maanta warbaahinta ugu Waramay magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay kulan Warbaahintu si weyn u qaadaa dhigtay oo dalka Ingiriiska ku dhex maray Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamud, waxaanu sheegay inaanu kulankaasi ahayn mid qorshaysnaa balse ku yimi si kedis ah.

Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID waxaa baaq u diray Guud ahaan taageerayaasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID oo ay ka dalbadeen inay Si Miisaan leh uga qayb qaataan dabaal-dega Qaran ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland.

Cabdinaasir Qodax waxa kale oo uu Waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar Sheegaya in Khilaaf soo kala dhex galay hoggaanka Xisbiga UCID, isagoo xusay in Xisbiga UCID uu meel u wada jeedo isla markaana arrintaa loola jeedo Jahawareerin, sida uu sheegay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories