Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Masuuliyiinta Safaaradda Somaliland ee Itoobiya oo Lagu Eedeeyey Masuuliyad-darro ay Sannadkii 2aad kaga Gaabiyeen Qaban-qaabada Xuska 18-May ee Jaaliyadda Addis Ababa

Addis Ababa (SLpost)- Safaaradda Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa lagu eedeeyey inay dayacday qaban-qaabadda iyo tabaabushaha Xuska munaasibadda 18...

Huri-waa – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi

Laba aan is hurinoo, Hadana aan is haynoo, Intuu caashaq wada helay, Hayaan kala foogaado,                         Kala heeray waayuhu,                         Mid waliba halkiisu,                         la jeefaa haraadkee… waxa <Xaliimo Khaaliiif...

Hambalyo Lamaanaha Dada yar ee (Maxamed Kayse Aw.Cabdi iyo Muna X. Abdi Qase ) Oo Meherkoodu ka Dhacay Qatar

"Reerkii Lagu Nastee Lagu Nagaadee Wada jiree nabad Gala allahayaw idinka Yeel Allhayaw Idinka Yeel" Aabo Xasan Cabdi Qase Hooyo. Hinda Maxamuud Kaahin Hooyo. Ugaaso Axmed Cilmi Iyo...

Maxay Dunida ganacsiga iyo Soomaalidu ba ka baran karaan Dahabshiil?! – W/Q: Cabdicasiis Ansari

Waynagii maqaaladii hore ku soo sheegnay in dood laga qabtay Arrinta Dahabshiil. Oo laga soo qaybgaliyey nin qoraa ah; oo qoray buuga la yidhaahdo:(What...

Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo si weyn Loogu soo Dhoweeyey Gobolka Gabiley, Taageero Buuxdana u muujiyey Shirweynaha Beelaha Sacad Muuse

Gabiley (SLpost)- Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa soo dhaweyn diirran kala kulmay shacabka magaalooyinka, Wajaale, Kalabaydh...

Wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Gaadhay London, Si Weyn-na loogu soo dhaweeyey (DAAWO)

London (SLpost)- Wefti Xukuumadda Somaliland ka socda oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Eng Cabdiraxmaan Ismaaciil Cabdilaahi (Saylici) oo xalay ka duuley magaalad Addis...

Somaliland Celebrates For Real – By Mohammed Ali Muuse

Somaliland got its independence twice. It gained its first Independence from Britain on Sunday, June 26, 1960. Unfortunately Somaliland lost that independence on Friday,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img