HomeWasiirka arimaha dibada ee dalka mareykanka oo sheegey inay mucaawinadii ay siinjireen...

Wasiirka arimaha dibada ee dalka mareykanka oo sheegey inay mucaawinadii ay siinjireen mucaaridka suuriya sii kordhinayaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
John Kerry
John Kerry

Suuriya (SLpost) Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, John Kerry, ayaa markii ugu horreysay balanqaaday taageero toos ah oo Mareykanku siinayo mucaaradka hubeysan ee Suuriya.

Tallaabadan oo loo arkay inay tahay isbeddel weyn oo ku yimid siyaasadda ayaa kaalmada Mareykanku bixinayo waxaa ku jira cunto iyo gargaar caafimaad laakiin hub kuma jiro.

Isaga oo ka hadlayay magaalada Rome kadib markii uu kulan uu la qaat ay kooxda saaxiibada Suuriya, ayaa Mr Kerry waxa uu ku dhawaaqay 60 milyan oo dollar oo dheeraad ah gargaar u dhigma oo la siinayo mucaaradka siyaasadeed ee Suuriya, si ay adeegga aasaasiga ah ugu qabtaan rayidka jooga goobaha ay ka taliyaan iyo inay gacan ka siiso inay dhisaan dowlad iyo nidaam kala dambeyn.

Hoggaamiyaha isbahaysiga qaran ee mucaaradka, Moaz al-Khatib, ayaa sheegay in weli ka xun yahay in aan la siin kaalmo militeri.

Somalilandpost.net/London

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories