HomeRa’isal Wasaaraha Dalka Masar iyo Wasiir Ku Xigeenka Gaashandhiga Dalka Sacuudiga ...

Ra’isal Wasaaraha Dalka Masar iyo Wasiir Ku Xigeenka Gaashandhiga Dalka Sacuudiga Oo Si Isku Mid Ah Ugu Henjabay Dalka Ethiopia

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Qaahira (SLpost)– Wasiir ku xigeenka gaashandhiga dalka Sacuudi Arabiya Khaalid Binu Suldaan Ibnu Cabdicasiis Al Sacuud oo magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar kaga qayb gallaayey shirka biyaha iyo tamarta ee dalalka carbeed wuxuu ka jeediyey hadal aad u adag oo ka cadhaysiiyey dawladda Ethiopia.khaalid

Amiir Khaalid wuxuu ka hadlay dhaam ama gabi biyood oo dawladda Ethiopia ay ka samanayso meel u dhaw xuduudka Ethiopia la leedahay dalka Sudan kaasi oo haddii uu fataho gebi ahaanba qarqinaya dadka ku nool caasimadda dalka Sudan ee Khartoum khatarna ku ah nolosha dadka reer Sudan, Amiir Khaalid wuxuu farrriin adag u diray dawladda Ethiopia isagoo sheegay in haddii ay dawladda Ethiopia ku adkaysato inay sii wado mashruucaasi ay taasi keeni doonto in dawladiisu ay gacan militery qaadi doonto.

Wasiir ku xigeenka gaashandhiga dalka Sacuudi Arabiya wuxuu sheegay in dhaamkaasi ama gebigaasi biyaha ay Ethiopia ku qabanaysa uu yahay mid siyaasadaysan oo la doonayo in lagu cabsi geliyo dalka muslimka ah ee ayuu yidhi Sudan “raali ka noqon mayno arrin siyaasadaysan oo lagu cabsi gelinayo walaalahayo Sudan haddii arrintaasi sii socotana dawladda Sacuudi Arabiya diyaar ayey u tahay tallaabo kasta oo lagaga hor tagayo” ayuu yidhi Amiir Khaalid.

Hadalka wasiir ku xigeenka gaashandhiga Ethiopia ayaa si weyn waxaa uga cadhooday dawladda Ethiopia oo u yeedhay safiirka Sacuudi Arabiya u fadhiya magaalada Addis Ababa taasi oo keentay in maalinta berri ah wasiirka maaliyadda dalka Sacuudi Arabiya uu booqasho ku yimaado magaalada Addis Ababa.

Somalilandpost.net/London

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories