HomeXukuumadda Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay tallaabada Soomaaliya ku faro-galisay Maxkamadeynta...

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay tallaabada Soomaaliya ku faro-galisay Maxkamadeynta Cali Samatar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa (SLPOST)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii  kaso yedhay madaxweynaha somaliya kaga codsaday waddanka Maraykanka inay ka noqdaan Maxkmadda la saarayo Maxamed Cali Samatar, oo ku eedaysan inuu danbiyo xasuuq iyo arxan daro ah kagalay  ummada iyo waddanka Somaliland xiligii kaligi taliski arxanka darna  dawladdii Maxamed Siyaad Barre.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland , Mawliid Maxamed Ibrahaim, oo isagu ka hadlay arintaasi isga oo uu u waramaayay Telefeeshinka Qaranka  ayaa shegay in ay tahay gardaro cadana oo ay dowlada somaliya ku hawso ummada Somaliland, sidoo kale ka hadlay wadahadalada Somaliland iyo Somaaliya. Wasirku xigeenka oo ugu horeynti ka hadlaya arinta Cali Samatar ayaa Wuxu  hadalkiisa ku bilaabay.

latest SL news“Arrinta Maxkamada Maxamed Cali Samatar ee ka soctay dalka Maraykanka waxay ahayd arrin u taala waddankaas, waxaan u arkaynaa faragalinta ay Madaxda Somaaliya faragalinayaan gardaro cadaana oo loo gaysanaayo shacabka Somaliland, ku waas oo uu hore ugu geystay danbiyo bini aadamiye Maxamed Cali Samatar, wakhtigii uu xilka hayay, waxaanu markaas annagu leenahay arrintaas dawladda aanu jaarka nahay ee Somaaliya haka dayso faragalinta, waayo waxay sii xumaynaysaa uun jaarnimadii naga dhaxaysay”

Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Somaliland. Mud: Mawliid  Maxamed Ibrahaim wuxuu sidoo kale ka hadlay wadahadaladii labada waddanka ee Somaliland iyo Somaaliya u dhaxeeyay, waxa uu shegay in ay wada hadalada labada dal uu aha mid ay aduunku ogaa lakin hada ay dowlada somaliya ay mad madow soo galisay. “Arrinta wadahadalada labada dal, mid cad ayuu ahaa adduunkuna ogaa. Lakiin siday hadda u dhigayaan Madaxda Somalaiya waa mid midow iyo riyo aan ku jirin ku qotoma, taas annaga xaggayaga mid joogta maha, mid wadahadalka ku jirtayna maha. Waxaanu u soo jeedinaynaa inay Madaxda Somaaliya ixtiramaan heshiiskii beesha caalamku goobjoga ka ahayd ee London iyo Dubai.”

Somalilandpost/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories