HomeDayrka dembe ee Cusbitaalka Guud oo Roob Dumiyey iyo Xukuumadda oo Dayactirkiisii...

Dayrka dembe ee Cusbitaalka Guud oo Roob Dumiyey iyo Xukuumadda oo Dayactirkiisii Ka Door-bidday Dhagaxa Cas – Qalinkii: Maxamed-rashiid M. Faarax

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Deyrka dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa  wajahadiisa dembe ee Waqooyi u jeedda ayaa roobkii waynaa  Isniintii (25-kii Bishan) da’ay dumiyey qiyaas ahaan  13 Mitir oo ballac ah iyo 4 mitir oo dherer ah.

gidaarada-wasaaradaha1Muddada  Saddexda Cisho ahayd ee uu   dunsanaa deyrku waxa ay  tahli kari weydey xukuumadda Madexwayne Siilaanyo  inay dhisto Iyado goobta dunsan ay u dhow yihiin Qaybtii dhimirka ee dadka maskaxda wax ka qabaa ku xaraysan yihiin. Taasina waxa ay sahashay  inay ka baxsadaan goobtan Dunsan Bukaanka ku jira cusbitaalka qaybtiisa dhimirku, madaama oo ay ilaaladu ka celiso albaabka hore. Haddaba Dhakhterka wayn ee magaalada Hargeysa oo ka mida dhismayaasha Duugga ah ee Dawladihii kala dembeeyey ee Soomaaliya iyo Somaliland ka dhaxleen mustacmarkii dowladi Ingiriiska  oo dhistey sanadihii dhowr iyo kontankii ayaaney mar kaliya dayactir ku samayn labaatan kii sano ee u  danbeeyay sidoo kale dawladan Deyrka dhagax yada badan ku faanta ee wax qabadka ku sheegta aaney xil iska saarin inay qurxiso ama dayac tirto dayrka dhakhtarka waynee magaalada Hargeysa oo waxtar u leh  Dadweynaha Somaliland oo dhan.

sawirkii dayrkaIyadoo uu haddaba shaqeeyo mishiinka kalyaha lagu sifeeyo oo dad badan oo reer Somaliland ah dib looga soo celiyey wadamada imaaraadka carabta iyo kuwo kale. Sido kale waddamada aynu Jaarka nahey ayaa laga keena bukaan ka loogana faa’iideeyay.

Dhinaca kale, Toddobaadkii ugu danbeyeey waxa Cusbitaalka Wayn buux dhaafiyey Bukaan jiifkii oo Dadkii xanuunsanayey wadhaadhkii ka buuxsameen waxaana la dhigey qolkii Emergency ama Gargaarka deg-degga ah.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories