HomeGabiley: Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye ee Gobolka oo ka hadlay maamul xumo baahsan...

Gabiley: Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye ee Gobolka oo ka hadlay maamul xumo baahsan oo ka jirta xafiiska dhulka ee Dawladda Hoose

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka Gabiley Amiin Muuse Xirsi, ayaa golaha deegaanka degmada Gabiley, gaar ahaan xafiiska Maamulka Dhulka ku eedeeyey inay nidaam-darro horseed u noqotay isku dhacyo dhawr ah oo ka dhashay muran dhuleed khalkhal galiyay ammaanka magaalada gabiley.

Gudoomiyaha Kulmiye ee gobolka Gabiley oo war saxaafadeedka uu arrinkan kaga hadlay nuqul ka mid ah  soo gaaadhsiiyay xafiiska Somalilandpost,  ayaa waxuu u dhignaa sidan, “Sida aad la wada socotaan dalku waxuu dhawaan galay doorosho gole deegaan oo tacab iyo tamar badan la gashay waxaana ujeedada laga  lahaa ay ahayd, in degmooyinka dalku helaan gole deegaan oo si hufan ugu adeega bulshada. hasayeeshee nasiibdarada dhacday waxay tahay in durba  golihii deegaanka gabiley  saan saankiisu u muuqdo kuwa lagu hungoobay gaar ahaan gudida dhulka ee golaha deegaanka gabiley. maxaa yeelay waxay sii libin laabeen mushkiladihii dhulka oo ah arin xasaasiya waxaanad moodaa in guddida dhulku tahay xadhig maran aan laba qof kala saarayn mudadaa yar ee ay xilka hayeena golaha deegaanka gabiley waxaa dhacay kiisas badan oo nabad galyada gobolka waxyeelaya oo ah mushkilad ka dhalatay muran dhul waxaanan u aanaynayaa arintaa inay keentay maamulxumada gudida dhulka ee dawlada hoosee gabiley waxaa isagu aan la mid ahayn gudidaa xoghayaha fulinta mudane Cabdiraxmaan Nuur Abokor oo waaajibaadkisa si fiican u guta.

guddoomiyaha kulmiye ee GabileyWaxaan gebogebada  anigoo ah gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley isla markaana maadaama aan gudoomiye u ahay xibul xaakimkii kulmiye ee talada dalka hayay xil gaar ahi naga saran yahay gobolka waxaan ugu baaqayaa goloha deegaanka iyo wasaarada arimaha gudaha in arintaa mushkilada dhulka ee sii kordhaysa oo ah mid xasaasiya in wax laga qabto oo dib loo eeego maamul-xumada ka taagan xafiiska dhulka ee dawlada hoosee gabiley oo durba ay is dul tuulmeen dacwado dhul wax kala soconayaana aanay jirin hadii wax laga qaban waaayana halkaa waxaa ka imanaysaa xaalad amni xumo maxaa yeelay arimaha dhulku waa xasaasi waxaana loo baahan yahay in loo xilsaaro dad xilkas ah waxaanan soo jeedinayaa in wax laga qabto maamulxumada gudida dhulka iyo dacwadaha is dul tuulmay xafiiska dhulka dawalda hoose ee gabiley.”

Wariye Cabdikariim Muxumed (Qaamuus)

Somalilandpost

Gabiley

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories