Qiimee qofkaagii 6-da bilood loo qaylinayey, ma Shahaado-qalalan buu ku dambeeyey?! – W/Q: Cabdicasiis Maxamed
Qiso waliba layaab leh,qiimeynina qofkeed leh! Waxay ahayd dhowr bilood ka hor markii uu Sulub caalin uu ku dhawaaqay barnaamijkiisan la magac baxay qiimee...
Murashaxa Madaxweynanimada UCID-da Cusub Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Mid Noqday 100-ka Qof Ee Loo Xulay Haldoorka Somaliland
Hargeysa (SLpost)-Murashaxa Madaxweynanimada UCID-da cusub Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa ka mid noqday boqolkii qof ee loo xulay haldoorka Jamhuuriyada Somaliland oo xaflad bilado...
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 4aad
Maansooy duciyo kheyr, Ninka kugu dareershiyo, Dabka ruuxa kugu shiday, Ninba doorku kula rabay, Dareenkiisa kugu mari, Boodhari dabuubtuu, Ku dardaarmay uu yidhi, Waa dhaxal dadweynaha, Diiwaanka ugu yaal, Waana lagaga daydaa, Anna kuma...
Hal-doorka Haweenka: Faadumo Siciid Ibraahin (2aad) – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)
Marwo Faadumo Siciid Ibraahin waxa yaraanteedii ay xiisayn jirtay akhriska oo ay illaa hadda si xooggan gacanta ugu hayso iyo dabbaasha. Shaqadii koowaad ee...
Jabuuti: Dadweynaha dalkaas oo Berri u dareeraya Doorashada Baarlamanka oo Xisbiyada Mucaaradka ahi si weyn uga qayb-qaadanayaan
Jabuuti (SLpost)- Shacabka dalka Jabuuti ayaa maalinta Berri u dareeri doona Doorashada Baarlamanka oo sannadkan Xisbiyada mucaaradku si weyn uga qayb-qaadanayaan. Doorashada baarlamaanka Jabuuti oo...
KHILAAFKA MADAXWEYNE SIILAANYO IYO KU XIGEENKIISA, KULMIYE OO MADAXA ISKULA JIRA IYO GIRAANTA SIYAASADEED EE SOMALILAND LAGU DABAYO BISHA MAY
Hargeysa(SLPOST) -Wali lama xalin Khilaafkii adkaa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa ka dhex qarxay laba todobaad ka hor, kaasoo natiijada ilaa hada laga gaadhay...
Qof Doonayay Inuu Miino Ku Aaso Isgoyska Sanca Ee Magalada Mugdisho oo Isagii Ay Ku Qaraxday
Muqdisho(SLPOST)-Maamulka degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho ayaa manta waxa ay soo bandhigeen wiil dhalinyaro ah meydkiisa. Wiilkan ayaa waxa la sheegay in ay ku qarax...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

