Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Munaasibad Mug Leh Laguna Xusay Afka Hooyo Oo Qalinleyda PEN Ku qabatay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay Afka  hooyo ee Soomaaliga ayaa xalay lagu qabtay Maansoor Hotel taas oo ay ka xaadireen wasiirro, masuuliyiin,...

TOMORROW: Happy Election Day, Djibouti

 Changes are brewing in tiny Djibouti, an impoverished postage-stamp of a country plunked atop some of the most strategic territory on earth. Tomorrow the...

Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 5aad

 Laba daan dhexdood iyo,  Dalqo bahal qof galayoo,  Dirqi iyo tu fool adag,  Dibadda ugu soo baxay,  Halkii shalayto lagu dilay,  Ma dareemi waayee,  Durba miyaa illoowdeen,  Dunideennii dhacantiyo,  In uu deynkii...

Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo Curiyey Maanso Dheelli-tir u ah Maansada Abwaan Hadraawi ee HOOYO

Hargeysa (SLpost)- Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mid ah suuggaanyahannada waaweyn ee reer Somaliland, ayaa soo bandhigay maanso cusub uu ugu magac-daray Aabbo...

Liiska Magacyada 100-ka Qof ee Loo Xushay Haldoorka Somaliland ee 20-kii Sanno ee Tagay

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad lagu soo gunaanaday Barnaamij loogu magac-daray 'Qiime Qofkaaga' oo shahaado sharafyo lagu guddoonsiiyey 100 qof oo ka tirsan Qaybaha Bulshada ee...

MEHER WACAN: Isaxaaq Axmed Maxamed iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (GAARRIYE)

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Awoowo Maxamed Xuseen Naalleeye ayaa nagu casuumay meherka Isaaq iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo saaka ka...

DHALASHO WACAN: Mustafe Gacmadheere iyo Hodan Muuse Biixi Cabdi Oo Wiil U Dhashay

Mustafe Xuseen Daahir (Plaza), Khadar Maxamed Faarax, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Siicid Ibraahin Dool (Gurey), C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji), Maxamed Aw Cali Cartan (Hal-deeq),...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img