HomeWefti Ka socda SONYO oo ka warramay Ujeeddada Socdaal ay ku...

Wefti Ka socda SONYO oo ka warramay Ujeeddada Socdaal ay ku Joogaan Jabuuti

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jabuuti (SLpost)- Wefti ka socda Dallada Dhallinyaradda Somaliland ee SONYO oo dhowaan safar shaqo ku tagay dalka Djibouti, ayaa iyagoo ku sugan caasimadda dalka Djibouti, waxa ay ujeeddada safarkooda kaga warbixiyeen warsaxaafadeed ay soo saareen iyaga oo ku sugan Jabuuti.

War-saxaafadeedka SONYO ayaa u dhignaa sidan  “Wefti Dallada SONYO ka socota ayaa booqasho shaqo ku timid Jamhuuriyada Djibouti. Waftigan oo ka kooban lix xubnood oo ka kala tirsan Golaha Sare ee SONYO, Agaasimaha Fulinta SONYO iyo laba xubnood oo ka tirsanaa Golihii Sare ee 5aad ee dhowaan xilka hoggaaminta dallada dhowaan wareejiyey. Waftigan ayaa socdaalkan soo gashey 13-kii bishan February. Booqashadan shaqo ee waftiga ayaa socon doonta 5-cisho iyadoo waftigana uu hoggaaminayo Axmed Abokor Maxamed oo isagu ka tirsanaa xubnihii Golihii Sare ee 5aad ee dhowaan xilka wareejiyey.

SONYOUjeedada Safarkan shaqo ayaa ahayd in la unko xidhiidh wada-shaqeyneed oo adag oo dhexmara dhallinyaradda Djibouti iyo Somaliland iyo sidii dallada SONYO ay u yeelan lahayd saaxiibo dhaw iyo hay’ado taageera oo ka tirsan dalalka Geeska Afrika. Sidoo kalena, Waftiga ayaa iyaguna kulamo gaar gaar ah oo muhiim ah la yeelan doona hay’adaha caalamiga ah ee deeqaha horumarineed bixiya ee ku sugan magaalada Djibouti ee Jamhuuriyadda Djibouti.

Waftigan oo shaqadooda hore ka bilaabay ayaa ila imika la kulmay Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Djibouti, ganacsatada reer Djibouti ee daneeya dhallinyaradda iyo guud ahaan arrimaha Somaliland. Waftigu waxay sidoo kale kulan muhiim ah la yeesheen Xafiiska Wakiilka Somaliland ee Djibouti. Waftigu waxay booqasho shaqo ku tageen safaarada Faransiiska ee Djibouti iyadoo waftiga ay halkaas kusoo dhaweeyeen xubno sare oo safaarada ka tirsan gaar ahaana ka socday arrimaha deeqaha caalamiga ah iyo horumarinta ee safaarada.

Waftiga waxaa u qorsheysan kulamo dheeraad ah oo ay la yeeshaan ururada dhallinyaradda Djibouti, hay’ado horumarineed oo caalami ah iyo kulamo dheeraad ah oo ay la qaataan Jaaliyada Somaliland ee Djibouti.

Wixii warar ah ee safarkaas shaqo ee SONYO ku wajahan waxaa laga baahin doonaa gadaal insha Allah.”

Axmed Abokor Maxamed,

Hoggaanka Weftiga SONYO”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories