Hambalyo Ku Socota Caaqilka Cusub Ee Beesha Cabdala Qoyan
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland General Faysal Kaamil Ciise Taliye ku xigeenka Ciidanka Ilaalada madaxtooyada JSL, Cabdi Cismaan Ducaale Madaxa Hawl-gelinta Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL...
Qabsoomida Ciyaaraha Gobolada maxaa ka horeeya! – W/Q: Sacad Y. Hashi
Sida aynu la wada socono waxa aad beryahan dambe looga hadlayey xilliga ciyaarihii gobolada la qaban lahaa. wasaarada ciyaaruhu waxay lixdii bilood ee aynu...
Farriin Ku Socota Guddida Cusub Ee Daba-galka Hantida Qarranka ee Wakiillada: “Haddii Ay Daacad Idinka Tahay Dalku Wuu Dhacanyahaye Bal Diiradda Ku Eega Xogtana...
Waxaan hambalyo iyo boogaadin gaadhsiinaya guddida daba-galka hantida qarranka ee golaha wakiiladda Somaliland oo uu guddoomiye ka yahay saaxiibkay aan aad ugu kalsoonahay Xildhibaan...
Natiijada Kulan Dhexmaray Wasiirro ka socda Somaliland iyo Wasiirro ka tirsan Dawladda Imaaraadka (Sawirro + Video)
Abu Dhabi (SLpost)- Weftigii Xukuumadda ee uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha dibadda Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Abu Dhabi Kulamo kula qaatay Masuuliyiin...
Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo Soo Bandhigay Wax-qabadkooda iyo Fadeexado musuq oo Hanti lagu lunsan jiray
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta, Wacyigelinta iyo dhaqanka Md Cabdirashiid Jibriil Yuusuf iyo Maareeyaha TV-ga qaranka Md Khadar Cali Gaas ayaa maanta...
Xeerdejinta iyo xukuumad is xambaar ah:Qormadii 10aad qalinkii(Boobe yuusuf Ducaale)
Qormadii: 10aad (Fadlan halkan ka daalaco Xeerka Sir-doonka Qaranka) http://dharaaro.com/images/PDF/xeer.pdf Bal idinka ayaan idin weydiiyay e’ sidee ayay hay’addani uga tarjumi kartaa guuxeenna iyo dareemmadeenna. Xaq uma...
Xisbigii UDUB oo baaq Aayo-ka-tashi ah u diray Taageerayaashiisii iyo Xubnihii aan ku Milmin Axsaabta Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Xisbigii UDUB ee ka siibtay jaran-jarada siyaasadda Dalka, ayaa taageerayaashii iyo xubnihii xisbigaa ugu baaqay inuu socdo wada-tashi ku aaddan si loola...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

