HomeDhismaha Hool Weyn oo Wax ka taraya Qalin-jebinta Jaamacadda Camuud oo DAHABSHIIL...

Dhismaha Hool Weyn oo Wax ka taraya Qalin-jebinta Jaamacadda Camuud oo DAHABSHIIL GROUP maalgelinayaan oo Maanta la bilaabay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boorama (SLpost)- Waxaa maanta si rasmi ah loo bilaabay dhismaha hool wayn oo ay shirkadda Xawaaladda Lacagaga ee Dahabshiil ugu deeqday Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama.

blankMunaasabaddii lagu bilaabay dhismahan cusub, waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Shirkadda Dahashiil oo uu ugu horeeyo maareeyaha Shirkadda Dahabshiil qaybteeda gobolka Awdal Xaaji Ismaaciil Cabdi Riiraash. Maareeyaha oo hadal kooban ka soo jeediyay madasha lagu bilaabay dhismaha, waxa uu sheegay in maanta ay bilow tahay hoolkii Waynaa ee ay ugu deeqeen jaamacadda Camuud, kuna rejo waynyihiin inuu dhismihiisu ku dhammaado qalinjabinta ardayda sanadkan oo la filayo in Ciidda Ramadan ka dib la qabto.

blankMaareeyaha Dahabshiil ee Gobolka Awdal waxa uu sheegay inay had iyo goor u taagan yihiin haddii ay yihiin Dahabshiil Group, ka qayb-gaadashada dhinacyada horumarka bulshada sida Waxbarashada, caafimaadka iyo Ciyaaraha.

blankSidoo kale, waxaa isna ka hadlay mid ka mid ah farsamayaqaanada dhismahan wayn ee hoolka ah gacanta ku haya, kaas oo sheegay inay sida ugu dhaqsaha badan u soo afmeeri doonaan haddii alle idmo dhismaha noqona doono mid qaabila arday badan iyo marti kale maalmaha qalinjabinta iyo munaasibadaha kaleba.
blankSi kastaba ha ahaatee dhamaystirkan hoolkan wayn ayaa noqonaya mid Jaamacadda Camuud ka dulqaadaya culus badan oo xiliga qalinjabinta ka haystay ardayda iyo marti sharafta kale ee u timaadda ka qaybgalka qalin-jabinta sanadlaha ah ee jaamacadda iyada oo sanadkan ay ka qalinjabin doonaan arday kor u dhaafaysa 600 Arday.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories