Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Dhagax-dhigay Dhismaha Masaajid iyo Xarun Waxbarasho oo laga hirgelinayo Degamada Axmed-Dhagax

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka diinta iyo aw-qaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa maanta dhagax dhigay masjid iyo dugsi laga hirgalinayo xarunta degmada Axmed Dhagax ee...

Guddida Wershadda Sibidhka Berbera Oo Beeniyay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Salaadiinta Subeer-Awal

Berbera (SLpost) – Guddida Wershada Sibidhka Berbera (Berbera Cement Factory), ayaa beeniyey inay diideen dhexdhexaadin qaar ka mid ah Salaadiinta Subeer-Awal sheegeen inay ka...

Gabiley: Magacyada Shan qof oo ku geeriyooday Shil Baabuur oo dhimasho iyo Dhaawac

Gabiley (SLpost)-Shan qof ayaa ku geeriyooday, afar kalena way ku dhaawacmeen shilbaabuur oo shalay abbaaro 5:30 galabnimo ka dhacay dooxa dhinaca Galbeed ka xiga...

Hanti-dhowrka Qaranka ee Baadhitaan ka bilaabay Wasaaradda Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowr Guud ee Qaranka ayaa shalay subax hawl-gallo baadhis ah ka bilaabay xafiisyada maamulka lacagta iyo qorsheynta wasaaradda Warfaafinta Somaliland. Hawl-wadeenno uu hoggaaminayo...

Wasiir Boobe oo maanta dhaggax dhiggay dhismayaal laga hirgalinayo Xarunta Wasaaradda Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa maanta dhagax dhiggay mashaariic door ah oo isugu jira dhismayaal iyo...

Magacyada Guddi loo magacaabay Dib-u-dhismaha Madaarka Burco

Burco,  (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayar, ayaa maanta ku dhawaaqay Gudida Dibu dhiska Madaarka Magaalada Burco. Xubnaha Gudidan oo ka kooban  13 ayaa Kulankii...

Dawlada Ugandha oo soo bandhigtay magaca iyo sawir sarkaakiil ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u soo galay dalkaasi

Kampal (SLpost)-Dawladda Ugandha ayaa maanta soo bandhigtay Magaca iyo sawirka saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u galay dalkaasi. Ciidamada Booliska Ugandha ee ku sugan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img