HomeDawlada Ugandha oo soo bandhigtay magaca iyo sawir sarkaakiil ka tirsan Al-Shabaab...

Dawlada Ugandha oo soo bandhigtay magaca iyo sawir sarkaakiil ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u soo galay dalkaasi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...


Kampal (SLpost)-Dawladda Ugandha ayaa maanta soo bandhigtay Magaca iyo sawirka saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u galay dalkaasi.

blank

Ciidamada Booliska Ugandha ee ku sugan magaalooyinka waaweyn ee dalkaas ayaa la sheegay in heegan buuxa la geliyey ka dib markii laamaha sirdoonka dalkaas ay shaaciyeen sawirka iyo magaca sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo ay xuseen inuu gudaha u soo galay dalkaas.

Saraakiisha laamaha sirdoonka gudaha ee dalka Ugandha ayaa intaa ku daray in sarkaalka ka tirsan Al-shabaab ee dalkooda soo galay uu yahay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Al-Saalax uuna damacsan yahay inuu gudaha dalkaas ka fuliyo qaraxyo iyo weeraro lagu laayo shacabka dalkaas.Waxay intaa ku dareen saraakiisha sirdoonka dalka Ugandha in sarkaalkan ay la socdeen rag kale oo ka tirsan Al-shabaab kuwasoo ku sugan xadka ay wadaagaan dalalka Ugandha Kenya, hase ahaatee qorsheynaya iney dalkaas gudaha u soo galaan si ay falal kharbudaad ah uga sameeyaan.

Ka dib markii uu soo baxay warkaas ayaa waxaa heegan buuxa la geliyey ciidanka Booliska dalkaas oo ninkaas sawirkiisa meel walba ku dhejiyey, dadweynaha dalkaasna ku war geliyey iney inay soo sheegaan haddii ay arkaan.Sidoo kale ciidamada Booliska dalka Ugandha ayaa baadhitaano ka bilaabay wadooyinka ku yaala magaaloyinka dalkaas oo ay ku jirto magaalada caasimada ah ee Kambala, iyagoo baadhaya gaadiidka wejiyadoodana eegaya dadka saaran baabuurta baadhitaanka xoogan lagu hayo.

SOMALILAND POST.NET

HARGEYSA/SOMALILAND


Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories