HomeWasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Dhagax-dhigay Dhismaha Masaajid iyo Xarun Waxbarasho oo laga...

Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Dhagax-dhigay Dhismaha Masaajid iyo Xarun Waxbarasho oo laga hirgelinayo Degamada Axmed-Dhagax

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka diinta iyo aw-qaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa maanta dhagax dhigay masjid iyo dugsi laga hirgalinayo xarunta degmada Axmed Dhagax ee caasimada Hargaysa.

blank

Wasiirka Awqaafta oo ay wehelinayeen madaxda hay’ada waxbarashada ee Geeska Afrika, qaybta Markiska ayaa ka kooban afar qaybood oo lagu baran-doono dawaarka, culuumta kombuyutarka iyo cunto karinta.

 

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay dhismahan la rabo in laga bineeyo goobtii hore loo odhan jiray Hanuuninta ee xaafaddii Iftin oo hadda loo bixiyey Axmed-Dhagax, isla markaana ku talo-galku yahay in lagu barto culuumta kala duwan. Wasiirka waxa uu xusay in markii dalka lagu soo noqday sannadkii 1991-kii inuu isagu jiingada saaray dhismahan oo dunsanaa laguna baran jiray Qur’aanka Kariimka ah.

Wasiirka Diinta iyo Aw-qaaftu waxa uu bulshada u soo jeediyay in maadama lagu jiro bishii barakaysnayd ee Ramadaan ay xoogga saaraan waxyaabaha khayriga ah ee ajarka laga helayo.

Madaxa Mashaariicda ee Hay’ada Geeska Afrika Sheekh Cabdiraxmaan Aadan Cige, ayaa madashaas ka sheegay in hay’ad ahaan ay ku hawlan yihiin mashaariicda samo-falka ah, waxaanu xusay in Markiskani uu qayb weyn ka qaadan doono kor u qaadka waxbarashada.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories