HomeMagacyada Guddi loo magacaabay Dib-u-dhismaha Madaarka Burco

Magacyada Guddi loo magacaabay Dib-u-dhismaha Madaarka Burco

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Burco,  (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayar, ayaa maanta ku dhawaaqay Gudida Dibu dhiska Madaarka Magaalada Burco.

Xubnaha Gudidan oo ka kooban  13 ayaa Kulankii magacaabistooda lagaga dhawaaqayay oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer, waxaa goob-joog ka ahaa dhammaan Xubnaha loo soo xulay inay noqdaan Gudida taburucaadka Dib-u- dhiska Madaarka Burco.

blankGuddoomiyaha Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayar  oo hadal ka jeediyay madashaasi  ayaa ku sifeeyay Gudidan in ay u xil saaran yihiin dibudhiska iyo dhaqaalo Ururinta Madaarka Burco isagoo ugu baaqay Guddoomiyahani Bulshada Qurba-joogta ah ee Gobolkani inay ka qayb qataan dibu Habaynta Madaarka Burco.

Duqa Degmada Burco Maxamuu Axmed Xasan Dhegalaab Oo Xubin Ka ah gudidan Ayaa isna Usoo Jeediyay Bulshada Gobolka Togdheer Gaarh Ahaan qurba Joogta Inay Ka Qayb qatan Dibudhiska Madaarka Burco

Sh. Cali Maxamed Axmed Sh. Cali Mawliid oo ah Guddoomiyaha Gudidan, ayaa isna wax lagu farxo Ku tilmaamay Hawshan ay ku dhiirratay wasaaradda Duulsita iyo Hawada Somaliland isagoo ku timaamay hawshani mid muhiim u ah bulshada gobolka Togdheer iyo guud ahaan Somaliland.

Gudidan oo  ka Kooban 13 xubnood ayaa  kala ah:

1- Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaarada Duulista Iyo Hawada Xubin

2- Cabdoo Axamed Aayir, Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xubin

3- Maxamuud Axmed Xasan Maayarka Magaalada Burco Xubin

4- Xil Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan), Xubin

5- Xildhibaan Maxamed Xaji Yuusuf (Waabeye), Xubin

6- Cali Maxamed Axmed (Gudoomiyaha Guddida)

7- Cabdiraxmaan Maxamed Timir (Gudoomiye Ku Xigeen)

8- Yaasiin Maxamed Shide

9- Sheekh Yuusuf Cawad

10- Maxamuud Diiriye Xayd

11- Sh. Cabdilaahi Daahir (Cabdilaahi-Baashe)

12- Sh. Maxamed Axmed Yaasin

13- Eng. Faarax Xuseen

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories