HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Saaka ku waabaristay Xarunt Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Saaka ku waabaristay Xarunt Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Dareenadda ku xeeradan booqashaddiisa + Sawiro

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka abaaro 7:30 subaxnimo booqasho kedis ah ku tagay xarunta dawlada Hoose ee Magaalada Hargeysa.

blankBooqashadan Madaxweyne Siilaanyo ku tagay xarunta dawlada hoose ayaa la xidhiidhay sidii uu xog-ogaal ugu noqon lahaa shaqada ka socotada xaruntaasi oo cabashooyin baddani ka soo yeedheen “Waxaan halkan idiinku imid sidda ay shaqada dawladda hoose u socoto in aan xogogaal u noqdo iyo halka ay wax idiin marayaan. Markaa cabasho badan ayaa ka jirta waddooyinka nidaamintoodda, wixii idiin qabsoomayna waa fiicantahay wixii dhimana waxaa la doonayaa inaad wax ka qabataan cabashooyinka oo aad wax ka qabataan.”ayuu yidhi  Madaxweyne Ahmed  Siilaanyo.

blankMadaxweynaha Somaliland waqtiga uu marayay dawladda hoose inta badan kuma ay sugnayn shaqaalihii ka hawl-gelayay iyo xataa Kusimihii Maayarka Caasimada Hargeysa Maxamed Cabdilaahi Uurcade, goobaha uu madaxweynuhu  kormeerka ku soo marey ayaa kala ahaa xafiiska agaasimaha Maamulka Shaqaalaha, Xafiiska Kaydka Faylasha, Xafiiska Kala wareejinta Dhulka iyo qabashada lacagta qalaad iyo Xafiiska Waaxda Cashuuraha oo madaxweynaha warbixin dheer ka siisayey wixii u qabsoomay Saddex biloodkii u danbeeyey iyo lacagaha u soo xarooday.

blankMadaxweynaha Jamhuuriayda Somaliland waxa kormeerkiisan kediska ah ku wehelinaayey Wasiirada Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Arrimaha gudaha Md. Maxamed Nuur Caraale Duur, Taliyayaasha Ciidanka booliska  Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale.
blank
SomalilandPost.net
Hargeysa/Somaliland
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories