HomeKomishanka Doorashooyinka oo walaac weyn ka muujiyey doorashada Deegaanka

Komishanka Doorashooyinka oo walaac weyn ka muujiyey doorashada Deegaanka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...


Hargeysa (SLpost) Gudiga doorashooyinka qaranka ayaa sheeya inaanay doorasho qabsoomayn sanadkan hadii ay golaha  baarlamaanku marlabaad soo celiyaan xeerla doorashooyinka xeerka 20 oo ay hore usoo celiyeen Goleyaasha sharci dejintu sidaasi waxay ku sheegeen shir jaraa id oo ay maanta si wada jira ugu qabteen xarunta komishan doorshooyinka.

blank

Ugu horeyn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka qaranka Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed Xamari waxaaynu yidhi“Saddexda qodob ee ugu wayni waxay ahayd arimo qabyo sharci, dhaqaalaha oo qabyo naga ahaa iyo qaybta seddexaad ee doora shada ku xidhan oo ah farsamada iyo hawl galka doorashada shaqaalaynta hanoqoto ama agabka doorasha, labada ugu wayne nahortaagan waxay ahayeen dhaqaalaha iyo sharciyada qaybtii dhaqaalaha qaybtii dhaqaalaha ee aanu ka codsanay xukuumada iyo deeq bixiye yaasha labadaba xukuumadu intii kaga jirtay bajatka sankan 2012 way noosoo shubtay deeq bixiyaashiina balan qaadkii waanu ka haynaa ay balan qaadeen wixii kusoo kordhay  kharashkii doorasha“Markii laga soo guuray liistadii xidhnay oo ay  markii hore balan qaadeen inta uu qarash keedu noqonayo  markii danbe loo guuray tiradii namber-ka in qofka lagu doorto aanu ku qiimaynay ayey iyaguna nala qaateen wixii kharash kasoo kordhay oo ay yidhaahdeen waxaanu soo shubaynaa maka uu sharciyaad kiinu idiin dhamays tirmo.Sidaad ka war qabtaan madax waynuhu wuxuu ku soo celiyey Golaha Guurtida iyo baarlamanka labadaba xeer no:20 qodobkii sumada aanu anaku ku soo codsanay in lagu isticmaalo lambar halka ay sumad ka tahay qodobkaasuu madax waynuhu dibnoogu soo celiyey,

“Waxaanu leenahay komishanka doorashooyinka qaranku isagaa loo igmaday qaabka farsamo ee ay ku suurto galayso doorashadu Gole kale looma igman sharciyadbaa nagaga xidhan sharciyadii qaabkii ay ku suurto galaysay qadarka nafteena iyo waxaynu kari karno iyo waxaynaan kari karayn in maanta loo sharaxo golayaasha oo ay iyaga laftooto fahmaan weeyaan”ayuu yidhi Gudoomyiyaha gudiga doorinka qaranka ciise yuusuf x.maxamed xamari

dhica kale waxa isaguna halkaasi hadalo kooban kasoo jeediyey Raabi Cabdi Maxamed oo sheegay in hadii ay golaha baarlamaanku markale soo ciliyaan xeerkan ayna doorasho sanadkan ka qabsoomayn waxaana hadaladiisii ka mid ahaa“Waxaan idiin sheegayaa halkaa ay maanta taagan tahay hawshaa iyada ah waxay joogtaa maanta xeerka madaxwaynuhu dibuu ugu celiyey goleyaasha sharci dajinta waxaan filayaa inyay kadhiisanayaan oo ay ka doodayaan barito(maanta) hadii markaa ay dhacdo inay goleyaasha sharci dajintu ay soo ciliyaan amay diidaan waxaanu anagu komishan ahaan idiin cadaynaynaa inaanay suurto galay sanadkan in doorasho la qabto.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories