Taageerid Nabad-gelyada ay wada qaateen Xukuumadda iyo Reer Buuhoodle
“Anigoo ah Eng Cabdinasir Garaad Abshir Garaad Saalax Waxaan soo dhaweyneynaa Nabdgelyada ay qaateen madaxda SSC Saleeban Xaglotoosiya iyo Go’aankii geesinimada lahaa uu qaatay....
Madaxweyne Siilaanyo oo hambalyo u diray Mo Faarax, Dhalinyarada Somaliland ugu baaqay inay ku deydaan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa hambalyo iyo boogaadin u diray Ciyaaryahanka weyn ee Maxamed Faarax guushiisa uu xalay ku...
Maxamed Faarax oo Mar kale ku guulaystay Billad Dahab ah
London (SLpost)-Halyayga weyn ee reer Somaliland ee orodka dheer ee haysta jinsiyadda Britain Mo Farah, ayaa maanta ku guulaystay tartanka orodka 5000m ee tartanka...
Yuusuf Garaad waa oo nin ku khashifmay inuu dhex ka noqdo xaqiiqda ka jirta Somaliland iyo Somalia W/Q:Khadar Jaamac Dirir
Madaxdii Laanta afka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa salaasaddii iska casilay xillka agaasimaha idaacadda BBC-da waxaanu u haqal-taggay inuu Madaxweyne ka noqdo dalka Somalia. Agaasimihii...
Golaha Guurtida oo ansixiyey in doorashadda deegaanka lagu gallo Lambarro
Hargeysa (SLpost )-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey wax ka bedal lagu sameeyay xeerka doorashada deegaanka iyo Madaxtooyadda, kaasi...
Koomishanka Xuquuqal-iinsaanka oo ka warramay Saamaynta ay ku leeyihiin Dacwadaha Maxkamadaha
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Koomishanka xuququl-iisaanka Qaranka Md. Liibaan Ismaaciil Axmed ayaa warramay kaalinta ay hay’addoodu ku leedahay Kiisaska dacwadaha ay muwaadiniintu ka furtaan...
XAQ-DOON: Maanso Ka Hadlaysa Doorka Dhallinyarada Ee Siyaasadda
Maansadan Xaq-doon waxa allifay abwaan Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), waxaanay soo baxday 23-kii August 2006da. Waa maanso dood u ahayd in dhallinyarada laga qayb...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

