HomeMarwada Madaxweynaha Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Berbera

Marwada Madaxweynaha Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Berbera

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamina-Waris) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib markii ay muddo bil ah socdaal shaqsi ugu maqnayd dalka Ingiriiska.

blankMarwo Aamina-Wars oo ka soo degtay madaarka Berbera waxa soo dhaweeyay Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Duqa Magaalada Berbera Cabdalle Maxamed Carab, Agaasimaha Gaadiidka ee xarunta Madaxtooyadda iyo masuuliyiinta laamaha dawladda ee gobolka Saaxil.

blank“Waxaan ku faraxsan nahay inaan maanta dalkaygii ku soo laabto anigoo caafimaad qaba, waxaan socdaal shaqsi ah ugu maqnaa dalka ingiriiska bil maalin la’a. Bishan July 10-keedii ayaan Berbera ka dhoofay. Dano shaqsi ah ayaan u baxay gurigaygii iyo carruurtaydii ayaan booqday,”ayuu tidhi Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Waris Sh. Maxamed Jirde.

Marwadda koowaad waxay si weyn ugu mahad celisay masuuliyiintii gobolka Saaxil iyo xukuumadda Somaliland ee soo dhaweeyay.

blankMarwaddu waxa kale oo ay maanta kormeer ku soo martay qaar ka mid ah Ha’yadaha dawliga ah ee gobolka Saaxil oo ay ka mid ahaayeen garroon weyn oo kubadda cagta ah oo ay dawlada Hoose ka hirgelinayso magaalo xeebeedda Berbera iyo warshada korontada ee magaaladaasi.

blankSidoo kale, waxay Marwaddu dhagax dhigtay jid laami ah oo ay dawladda hoose ee Berbera ka dhisayso magaaladaasi. Waxaana masuuliyiinta gobolka saaxil ay Marwada warbixin ka siiyeen mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan magaalada Berbera iyo gobolka Saaxil.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories