HomeMaxamed Faarax oo Mar kale ku guulaystay Billad Dahab ah

Maxamed Faarax oo Mar kale ku guulaystay Billad Dahab ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpost)-Halyayga weyn ee reer Somaliland ee orodka dheer ee haysta jinsiyadda Britain Mo Farah, ayaa maanta ku guulaystay tartanka orodka 5000m ee tartanka ciyaaraha Olompic-ga ee ka socda magaalada London, waxaanay noqonaysaa biladii labaad ee dahab ah ee uu ku guulaysto ka dib markii uu dhawaan ku guulaystay tartankii 10000m ee isla tartankan.

blankBiladdan labaad ee dahabka ah ee uu ku guulaystay Mo Farah waxay ka dhigaysaa biladaha dalka Ingiriisku ku guulaystay tartankan Olympic-ga tii 27-aad ee dahab ah, waxaanay guushiisu noqonaysaa mid la yaable ka dib markii uu isku darsaday biladihii tartamada Orodka 5000m iyo 10.000m.

Mo Farah waxa uu ku orday 13 daqiiqo iyo 41 Ilbidhiqsi, waxa kaalinta labaad ee tartanka orodka 5000m ku guulaystay Dejen Gebremeskel oo u dhashay dalka Itoobiya halka Kaalinta sadexaadna uu galay
Thomas Longosiwa oo u dhashay dalka Kenya.

Dadweynaha Ku dhaqan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa caawa mar kale u riyaaqay guusha labaad ee taariikhiga ah ee Halyga weyn ee Mo Farah ka soo hooyay tartanka ciyaaraha Olombiga ee ka socda dalka Ingiriiska.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories