HomeYuusuf Garaad waa oo nin ku khashifmay inuu dhex ka noqdo xaqiiqda...

Yuusuf Garaad waa oo nin ku khashifmay inuu dhex ka noqdo xaqiiqda ka jirta Somaliland iyo Somalia W/Q:Khadar Jaamac Dirir

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Madaxdii Laanta afka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa salaasaddii iska casilay xillka agaasimaha idaacadda BBC-da waxaanu u haqal-taggay inuu Madaxweyne ka noqdo dalka Somalia.

blank

Agaasimihii hore ee idaacadda Yuusuf Garaad ayaa lagu xasuusta nin ku dhaqma qabiil oo aan ahayn in ummadda dhex u noqonkara isagoo idaacad madax u ah ayuu samayn wayey isku dhexeelitir ka dhan ah bulashadda afka Soomaaliga ku hadal oo u jan-jeedhsan jiray dhinaca qabiilka.

Dalkan Somaliland ayaa lagu xasuusta inuu Yuusuf Garaad ahaa ninka kaliya ee lafta dhuungashay ku noqday horumarinteeda iyo waxay qabsatay isagoo dafira waxyaabaha Somaliland horumarka ka samaysay oo hore ayaa loo yidhi “Cirid aan arkayo ilka kama soo jeedaan”,ninka maanta xilka doonaya ee yidhi Somalia ayaan qabanay oo ummad ayaa maamulayaa oo aan madax u noqonaya waa arrin la yaab leh.

Haddaba iscasilaadan Yuusuf garaad ayaa ku soo beegantay xilli hoos u dhac weyni ku yimi idaacadda BBC-da oo ay dad badani tixgalin siinin, maadaama uu maddax laantu yahay in aan ummadda ugu shaqayn kariin dhex-dhexaad iyo daacadnimo.

Bulshadda reer Somaliland ayaa markii ay maqleen inuu iscasilay madaxdii laanta afka Soomaaliga waxay cidkasta oo meesha ku maqasha iscasilaad Yuusuf Garaad yidhi “Laydh qaboow, Maadaama uu Yuusuf Garaad Cumar ahaa ninka hoos u dhigga wararka laga tabiyo Idaacadda BBC-da oo si qooniya u soo xiggan jiray dadka Somaliland neceb horumarkeeda iyo nabadda ka tisqaaday, laakiin waakii abwaanku yidhi Hadraawi yidhi “Nin ku yidhi sinnaan mayno, adna buri sarrayntiisa, sidka waad wadaagtaane, ma sagaashanbaa tiisu?”

Agaasimihii hore ee BBC-du wuxuu ka dhego adagay inuu ummadda Soomaaliyeed ee dagaaladda iyo rabshaduhu hadheeyeen inuu u soo bandhiggo xaqiiqadda ka jirta ee aan sacaw lagu qarin Karin.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories