Taliyaha Booliska oo Digniin adag u jeediyey gaadiidka Jaadka Qaada ee Xawaaraha Sare ku Mara Waddooyinka
Hargeysa (SLpost) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Md. Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan baabuurta Jaadka qaade ee ku soconaaya xawaaraha...
Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamanka oo Dhaliilo Xooggan u jeediyey Wasiirka Macdanta iyo Biyaha
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamanka Somaliland oo ka soo afar gobol oo ka mid ah Somaliland ayaa eedo kala duwan u soo...
Guddiida Doorashooyinka Qaranka oo Qabsoomidda Doorashada Goleyaasha Deegaanka u muddeeyey Dabayaaqada Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa caawa si ramsi ah u mudeeyay xiliga la qabanayo doorashada goleyaasha deegaanka dalka oo ay u asteeyeen in...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gudoomiye cusub u magacaabay Degmadda Bulaxaar Ee gobolka Saaxil
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale(Duur),ayaa maanta soo saaray xeer uu gudoomiye cusub ugu magacaabay degmada Bulaxaar ee gobolka Saaxil. Xeerka uu wasiirka...
Turkiga oo noqday Dalka Kaliya ee U Gurmaday Muslimiinta dalka Burma (Myanmar) ee la gumaadayo! Daawo Muuqaal Naxdin leh
MUSLIMIINTA LA ILLOOBAY EE DALKA BURMA KHARIIRADDA DALKA BURMA ama MYANMAR SOMALILANDPOST.NET webmaster@somalilandpost.net
Taageerid Nabad-gelyada ay wada qaateen Xukuumadda iyo Reer Buuhoodle
“Anigoo ah Eng Cabdinasir Garaad Abshir Garaad Saalax Waxaan soo dhaweyneynaa Nabdgelyada ay qaateen madaxda SSC Saleeban Xaglotoosiya iyo Go’aankii geesinimada lahaa uu qaatay....
Madaxweyne Siilaanyo oo hambalyo u diray Mo Faarax, Dhalinyarada Somaliland ugu baaqay inay ku deydaan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa hambalyo iyo boogaadin u diray Ciyaaryahanka weyn ee Maxamed Faarax guushiisa uu xalay ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

