HomeKoomishanka Xuquuqal-iinsaanka oo ka warramay Saamaynta ay ku leeyihiin Dacwadaha Maxkamadaha

Koomishanka Xuquuqal-iinsaanka oo ka warramay Saamaynta ay ku leeyihiin Dacwadaha Maxkamadaha

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Koomishanka xuququl-iisaanka Qaranka Md. Liibaan Ismaaciil Axmed ayaa warramay kaalinta ay hay’addoodu ku leedahay Kiisaska dacwadaha ay muwaadiniintu ka furtaan Maxkamadaha dalka isaga oo sheegay in ay koomishan ahaan inta badan ka shaqeeyaan xaquuqdiisa meel lagaga dhacay isla ay door-wayn ku leeyihiin Maxkamadaha dalka intay socoto dacwadaha oo ay dhagaystaan.

blankMd. Liibaan Ismaaciil Axmed waxa kale oo uu sheegay in marka ay dagaystaan dacwada ee ay u arkaan inay tahay qalad meel lagaga dhaca xaquuqal-iisaanka ay waraaq qoraan ku dalbanayaan in arrintaas laga joogo, isaga oo ka hadlaaya waxyaabaha ay qabtaan waxa uu yidhi.  “Waxa inta badan aanu ka shaqayno ee aanu ku dabajirno koomishan ahaan, waxaanu leenahay Arji nambar oo la yidhaahdo Sagaal(9) ama xeer la yidhaahdo nambar sagaal iyo sodon (39), oo awoodaha  iyo waajibaadka koomishanka qayaxaaya. waxaanu Maxkamadaha ku leenahay doorway oo intay socoto dacwada inaanu korka ka dhagaysano. Kadib wixii aanu u aragno inuu keenayo xaquuqul aada’ma ahaan in qofkii xaquuq ahaan la garabmaray inaanu waraaq  u qorno  oo ah  maya  ama haa iyo  inaanu Warbaahnita ka hadalno oo la xidiihno cidda aanu shaqada la leenahay oo waajibaadka nasaaran ayaa ah. Iyaguna jawaab ayey ka soo bixiyaan. Marka afraad ayaanu si toosa ugu gudbinaa laamaha kala duwan ee ay shaqada la leeyihiin in kiiskaas dhacay ee isaga ah aanu ku salaysnayn xuquuqal aadame ahaan iyo in qofkaasi uu xuquuqdisii si saxa u helay,”ayuu yidhi Md. Liibaan Ismaaciil Axmed mar uu shalay warbaahinta Xafiiskiisa ugu warramayey.

Md. Liibaan Ismaaciil Axmed isaga oo dhiirrigelinaya in qofku la xidhiidho hay’adaha ku shaqada leh haddii uu u baqdo Xuquuqdiisa aasaasiga ah.“Qof walba markuu arko in xaquuqdisii aasaasiga ahayd ee Illahay Kitaabkiisa ku sheegay ay hallaabayso waa inuu meesha wax looga qaban-karro uu tago,” ayuu Guddoomiye ku-xigeenku raaciyey hadalkiisa.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories