Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo Culimo-Aw Diinka Somaliland ku Booriyey inay Bulshada uga Digaan Dadka Fekerrada Qaldan u adeegsanaya Diinta Islaamka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa kulan Afur iyo Casho sharaf ah la qaatay Culimo aw diinka Reer Somaliland...

Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha oo dadafaysay Eedo ay u soo jeediyey Afar iyo Toban xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiiladdu

Hargeysa(SLpost)-Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta iyo Tamarta iyo Biyaha Somaliland ayaa maanta iska fogaysay eedaymo ay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta iyo biyaha dusha u saareen afar...

Cambaarayn Asbaabta Go’aanka Guddida Komishanka Doorashooyinka Cayimidda Maalinta Qabsoomidda Doorashada Goleyaasha Deegaanada

AARAAR Anagoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige) ayaa halkan Saxaafadda Madaxa banana waxaan ku soo gudbinayaa Qormo ah Cambaarayn iyo Canaan Muwaadinimo oo ku...

Marin-Habowga Maskaxeed Ee Dhalinyarrada! – W/Q: Guuleed Ibrahim

Ummad wali ba waxay ku faantaa aqoonta iyo kartida ay leedahay dhalinyarteedu (Human Resource), mustaqbalka bulsho ama waddan kasta na waxaa laga saadaaliyaa firfircoonida...

SHEEKO KALE KEEN: Waaq-Waaq – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Shimbiraha waxa u dhaqan inay heesaan. Heesahoodan dadku way jeclaystaan. Tukuhuna sida shimbraha kale ayuu u heesi jiray. Hase ahaatee, waxa dhacday inuu maalin...

Guddiga caddaaladda oo Yeeshay kulan Albaabadu u xidhan Yihiin iyo Wasiirka caddaaladda oo sheegay inay jiraan tabashooyin Garsoor

Hargeysa(SLpost)-Guddigii ay xukuumadu u xilsaartay toosinta hawlaha Garsoorka, ayaa maanta xarunta maxkamadda sarre kulan kula yeeshay guddiga caddaalada qaranka. Wasiirka wasaaradda caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid...

Boqor Mustafe Xuseen Cali oo soo dhoweeyay Heshiiska Nabadeed ee ay Xukuumaddu ka Gaadhay BUUHOODLE

Hargeysa (SLpost) – Boqor Mustafe Xuseen Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan heshiiska ay Xukuumadda Somaliland la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img