HomeBashar al-Asad oo markii ugu horreysay Lagu Arkay Goob Fagaare ah muddo...

Bashar al-Asad oo markii ugu horreysay Lagu Arkay Goob Fagaare ah muddo Lix todobaad ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dimishiq (SLpost)- Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al Asad ayaa markii ugu horaysay lagu arkay isagoo meel fagaare ah kula tukanaya Salaaddii Ciidul Fidriga madax badan oo ka tirsan Xukuumadiisa tan iyo wixii ka danbeeyay markii Wasiirkiisii difaaca iyo Sadex Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada amaanka lagu dilay qarax miidaamo ah.

blankMadaxweyne ku-xigeenkii dalkaas Farouk al-Sharaa oo ka soo jeeda Sunni-ga dalkaas, ayaan lagu dhinac arag Bashar al-Asad Masaajidkii uu ku tukanayey, kaas oo mucaaradku dhowaan sheegeen inuu ka goostay xukuumadda Assad, in kasta oo xukuumaddu markii dambe beenisay.

Hase yeeshee, waxaa maanta ka dhacday goobo ka mid ah caasimada dalkaasi ee Dimishiq dibad bax lagu diidan yahay xukuumada Bashaar al Asad,oo qabsoomay salaaddii subax kadib,inkastoo ciidamada qaranku ay kala eryeen dadkii dibad baxa samaynayay.

blankDhinaca kale, Magaalooyiinka Xalab,Xama iyo Edlib ayaa waxaa ka socda dagaalo culus oo ay isaga hor imanayaan ciidamada qaranka ee dalkaasi iyo mucaaridka hubaysan,iyadoo Ciidamada Bashaar al Asad adeegsanayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo madaafiicda ka dhacda Taangiyada,kuwaas oo la sheegayo inay bur bur xooggan u gaysteen Magaalooyinkaas.

Geesta kale, Ra’isal Wasaare ku xigeenka dalkaasi iyo wefti uu hogaaminayo ayaa ku sugan caasimada dalka Ruushka ee Mooskoo iyadoo la sheegayo inay Wadanka Ruushka ka codsadeen sidii uu uga caawin lahaa dhinaca dhaqaalaha iyo Dublamaasiyadda.

Wakhtigii ugu dambeeyey ee Assad lagu arko Fagaarayaasha Siyaasadda ayaa ahayd 4 June ee sannadkan wakhtigaas oo uu khudbad ka jeedinayey golaha Baarlamanka ee dalkaas Suuriya.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories