HomeRa'iisul Wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala dalka...

Ra’iisul Wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala dalka Belgium

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ra’iisul wasaarihii dalka Itoobiya, Meles Zenawi ayaa maanta u geeriyooday xanuun uu ugu jiray Cisbitaal ku yaala dalka Belgium ilaa bishii July ee sannadkan.
blankMeles Zenawi oo 57 jir ahaa ayaa xukumayay dalka Itoobiya muddo 20-sano ah isaga oo sannadkii 1991-kii Jabhad uu hoggaaminayaa Awood milatari oo aan dhiig ku daadan kula wareegeen dalkaas, waxaaana xanuunkiisa la dareemay markii uu ka baaqday kulankii Midowga Afrika ee bishii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Addis Ababa, kaas oo hoggaamiye cusub loogu doortay wasiirka arrimaha gudaha dalka Koonfur Afrika.
Meles Zenawi ayaa tan iyo bishii July ee sannadkan yaallay Cisbitaal ku yaalla dalka Belgium halkaasoo looga daweynayay xanuun culus. Geeridiisa ayaa timid kadib iyadoo uu afhayeenka dalkaas sheegay saddex toddobaad ka hor in xaaladda caafimaad ee Zenawi ay tahay mid aad u wanaagsan.
Telefishinka Itoobiya ayaa laga sheegay in xilka ra’iisul wasaarenimo ee Itoobiya uu si Ku meel gaadh ah u haynayo ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Hailemariam.
Afhayeenka u hadlay dawladda Itoobiya, Bereket Simon ayaa diiday inuu faahfaahin ka bixiyo cudurka uu u dhintay iyo xilliga uu geeriyooday, isagoo ku gaabsaday inuu geeriyooday oo keliya.

Goor dhow la soco taariikh nololeedkii Meles Zenawi….

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories