HomeWasiirro isku bahaystay Xaflad lagu Sagootiyay Arday ka baxday Dugsiga Sarre ee...

Wasiirro isku bahaystay Xaflad lagu Sagootiyay Arday ka baxday Dugsiga Sarre ee Jiil Al-Jaliil

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeys (SLpost)-Wasiiradda Wasaaradaha Madaxtooyada, Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda iyo Ganacsiga iyo Masuuliyiin kale, ayaa isku bahaystay inay maanta ka qayb galay xaflad lagu sagootiyay ardayda dugsiga Jiil Al-Jaliil oo guulo ka soo haysay imtaxaamadii shahaadiga ahaa ee dugsiyada hoos yimaada hay’ada Geeska Afrika.

 Xafladaasi oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay huteel Kaah ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa halkaasi ka hadlay wasiiradda wasaaraha madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan, Kalluumaysiga Cabdillaahi Cismaan (Geel-jire), Ganacsiga Cabdirisaaq khaliif Axmed, waxaanay hambalyeeyeen maamulka iyo macalimiinta dugsiga Jiil Al-Jaliil guulaha ay ka soo hooyeen imtixaankii shahaadiga ahaa.

Waxaanay tilmaameen wasiiraddu qiimaha waxbarashadu leedahay iyo sida xukuumaddu dhiirigelinayso, waxaanay halkaa ka soo jeediyeen dardaaran ku waajahan ardayda dugsiga Jiil Al Jaliil.

Maamulaha dugsiga Jiil Al Jaliil Sheekh Maxamuud Xuseen Muuse oo isaguna halkaasi ka hadlay, ayaa waxa uu ku dheeraaday taariikhda dugsiga Jiil Al Jaliil iyo hanaanka maamul iyo waxbarasho ee dugsigaasi, waxaanu xusay in la aasaasay sanadkii 2008-dii mudadaasi uu jirayna ay ka baxeen saddex qormo oo guulo wax ku ool ah soo hooyay, isla markaana waxa uu tilmaamay in uu u mahad naqayo ardayda ku guulaysatay tartankii 15 ka dugsi ee dalalka Geeska Afrika hoos yimaada dhex maray oo kaalinta koowaad ay galeen iyo imtixaankii shahaadiga ahaa oo ay guulo ka soo hooyeen.

Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu ku dheeraaday qiimaha waxbarashada iyo Afka carabiga iyo sida loogu baahan yahay barashadiisa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories