HomeTaariikh-nololeedka Ra’iisal-wasaraha Ethiopia, Meles Zenawi oo Kooban

Taariikh-nololeedka Ra’iisal-wasaraha Ethiopia, Meles Zenawi oo Kooban

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Belgium (SLpost)- Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa maanta ku geeriyooda dalka Belgium.Hadaba waxaanu halka idinku soo gudin donna taariikh nololeedii Ra’iisalwasaare Melles

blankTaariikh nololeedkii Meles Zanawi oo kooban:

Meles Zenawe ayaa ku dhashay May 8, 1955 Adwa Waqooyiga Ethiopia waxana uu waxbarashadiisii hoose ku soo qaatay Queen of Sheba Junior Secondary School waxana uu dugsiga sare dhamaystey 1972 General Wingate School ee magaalada Addis Ababa.

Zenawi ayaa markaa kadib ku biirey jaamacada Addis Ababa kulliyadeeda Caafimaadka muddo labo sano ah. Mr Meles ayaa joojiyey waxbarashadiisii sanadkii 1974kii isagoo ku biirey jabhadii la oran jirey Tigrai Peoples Liberation Front (TPLF).

Sannadkii 1979kii waxaa loo doortay inuu xubin ka noqdo golihii hogaaminta ee TPLF, waxana uu ka mid noqday sanadkii 1983dii guddigii fulinta ee jabhadda. Zenawi ayaa guddoomiye u noqday TPLF iyo EPRDF oo ay ku midoobeen afar urur siyaasi ah oo ka jirey Ethiopia sanadkii 1989.

Markii la afgambiyey xukuumadii hore waxa uu noqday Zenawi madaxweynihii ku meelgaarka ahaa ee Ethiopia intii u dhexeysay 1991-1995. Hase yeeshee sanadkii 1995tii ayaa loo doortay

Ra’iisalwasaaraha xukumada Federalka Ethiopia waxana mar kale dib loo doortay sannadkii 2000. Zenawi ayaa noqday guddoomiyaha ururka Midowga Afrika june 1995 ilaa June 1996.

SomalilandPost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories