HomeWasiirrada Madaxtooyada iyo Qorsheynta oo ka qayb-galay Kulan lagu soo bandhigay daraasad...

Wasiirrada Madaxtooyada iyo Qorsheynta oo ka qayb-galay Kulan lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyey Kobaca Dhaqaale ee Dekedda Berbera

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirada Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Qorshaynta Qaranka ayaa maanta ka qayb galay kulan munaasabadeed oo ka dhacday Hotel maansoor oo lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyey Koboca dhaqaale ee Dekedda Berbera taasoo ay soo diyaariyeen saraakiil uu u xilsaaray Baanka adduunku.

Wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali X Xasan oo kulankaasi furay ayaa uga mahadceliyey qabanqaabiyayaasha munaasabadaasi waxana uu sheegay in daraasadan laga sameeyey  dekedda Berbera iyo doorka ay ka qaadan karto koboca dhaqaale ee dalka , isagoo si gaar ah ugu mahadnaqay ganacsatada Somaliland oo uu sheegay in ganacsigoodu yahay mid uu wadanku ku tirsan yahay. waxuuna uga mahadceliyey wakiilka Baanka adduunka ee Somaliland sida uu isaga xilsaaray diyaarinta daraasadani.

Wasiirka wasaaradda Qorsheynta Qaranka Dr sacad cali Shire ayaa isaguna hadal uu kulankaasi ka jeediyey waxuu ku faahfaahiyey Dekedda Berbera iyo muhiimadda ay ugu fadhido qarankan Somaliland.

Mudane Sacad waxa uu sheegay in Dekeddu qiimo weyn ugu fadhido wadamada Gobolka ku yaalla isla markaana ay lama huraan tahay in laga hawlgalo hagaajinteeda iyo sida loogu sahlayo.

Mudane Najiib xasan Xaashi oo ah isuduwaha baanka adduunka ee Somaliland oo isna kulanka ka hadlaya ayaa sheegay in baahida loo qabo dekedda berbera aanay ahayn mid ku kooban sdalkan JSL hase ahaatee ay tahay mid daraasadaynteedu gaadhayso wadamada deriska ah.

Maareeyaha Dekedda Berbera Engineer Cali Xoor-Xoor iyo ganacsato reer Somaliland ah ayaa iyaguna  kulankaasi goobjoog ka ahaa.

Somalilandpost News

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories