Maxamed Saleebaan Oo beeshiisu u Xulatay inuu noqdo Murashaxa Kaliya ee Beel ahaan uga qayb-galaya tartanka Doorashada Golaha Deegaanka Berbera
Berbera (SLpost)- Shir ay isugu yimaddeen wax-garadka, aqoonyahanka, Culimo aw-Diinka iyo Dhalinyarada Beesha Abokor Ciise oo ka tirsan Beelaha Ciise Muuse ee Aqlabiyadda deegaamada...
Somali News
Somaliland: Waxa aanu leenahay Dastuur iyo Madax aanu Dooranay
Hargeysa (SLpost)- Ururrada Qurbejoogga Somaliland ayaa bayaan ay ku cambaareynayaan dastuurka Somalia ee lagu xusay meel-ka-dhacyada xuquuqda qaranimo ee Somaliland, waxaanay tafaasiil faaf-faahsan ka...
MEHER WACAN: Xuseen Cawad Cali iyo Hoodo Maxamuud Cumar
Haybe Axmed Yuusuf iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Caasha Yuusuf Halac iyo Carruurteeda, Carab Yuusuf Halac iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Saleebaan Yuusuf Halac iyo Carruurtiisa, Xasan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo Xilalkii ka Qaaday Masuuliyiin ka tirsanaa Wasaarraadda Qaar Cusubna u magacaabay
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa xilalkii ay wasaaraddaasi ka hayeen ka xayuubiyay masuuliyiin sarsare ka dib markii wasaaraddaasi...
Berbera: Urur-siyaasadeedka WADDANI oo 20 Murashax oo haween ku jiraan soo bandhigay
Berbera, 27 August 2012 –Urur-siyaasadeedka Waddani ayaa 20 Musharrax oo u tartamaya Doorashadda Golaha deegaanka ee Magaalada Berbera iyo Sheekh ku soo bandhigay Hotel...
Meelaha Haweenku Ragga ka Qiimeeyaan!
Haweenku sidey u kala duwan yihiin ayey u kala duwan yihiin dookh ahaan. Taasina waxay keenaysaa inay kala aragti ka noqdaan markay qiimaynayaan ragga....
Wasiirka Warfaafinta oo ka xog-warramay Ujeeddada Socdaal uu dalka debedda uga maqnaa muddo todobaaddo ah
Berbera (Ogaal)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Mudane Cabdi raxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

