HomeCusitaal weyn oo laga hir galinayo Magaalada Tog-wajaale

Cusitaal weyn oo laga hir galinayo Magaalada Tog-wajaale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHay’adda Samo-Falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),ka dib markay shirar iyo xog wareysi la yeelatay dadka degaanka,oo isugu jira aqoon yahanka,madax dhaqameedka,culimaau diinka,ururada haweenka,dhalinyarada,maamulka degaanka,waxaa noo cadaatay in baahi aad u ballaadhani ka jirto dhinaca Caafimaadka.

Magaalada Tog-wajaale,oo ah xarunta ugu weyn ee Ganacsiga Somaliland,maalinba maalinta ka danbeysana ay kor u kacaysa tirada  dadka  ku nooli,waa lagama maarmaan ah inay yeelato adeeg caafimaad,oo ka  mid ah  kaabayaasha nolosha aasaasiga ee bani aadamku u baahan yahay.

Maamulka Hay’adda Samo-Falka ee Tog-wajaale Foudation (TWF),iyagoo baahidaa ka jawaabaya, waxay go’aansadeen in Cusitaal weyn oo qalabkiisu u dhan yahay, loo dhiso Magaalada Tog-wajaale.

Hay’adda Samo-Falka ee Tog-wajaale Foudation (TWF),waxay ku guulaysatay in ay ka mid noqoto Hay’adaha Samo-Falka ee ka diiwaan gashan Dalka Ingiriiska,ka dib markay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa,taasina waxay u suurta galisay in  Hay’ada TWF loo ogolaado in ay Account ka furato karto Bangiyada ugu waaweyn ee Dalka Ingiriiska.

Waxaan la socod siinaynaa dhammaan dadka ka soo jeeda degaanka Tog-wajaale, Xukuumada, shacabka Gobolka Gabiley , shirkadaha waa weyn, Baayac Mushtarka iyo cid kasta oo gacan ka geysan karta hawlaha samo falka ee bulshadu  wada leed ahay,inay wixii ay awoodi karaan ugu soo hagaajiyaan Cinwaanka Bangiga ee hoose ku qoran:

Togwajale Foundation (TWF)

Bank name: Lloyds TSB

Account No. 24299468

Sort Code: 30 – 98 – 70

London , UK

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories