Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

The joys of investing in Somaliland

"How are you going to make money in a country that doesn't even exist?" That was probably the question that many people had at...

Nin kaligii ka badbaaday Xasuuqii Xeebta Jasiira oo ka xog-warramay xannuunkii Dhacdadaas

Hargeysa, 24 January, 2012 (SLpost)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa caawa xaflad ballaadhan u sameeyey wiilkii 48-aad ee uu nasiibkiisu...

Kormeerayaashii Carabta ee ku sugnaa Suuriya oo dalkaas ka baxaya iyo weji Gabax ay jaamacadda Carabtu dalkaas kala kulantay

Dimishiq, 24 January, 2012 (SLpost)- Dawladaha ku jira golaha iskaashiga khaliijka ayaa maanta  sida ay u dhan yihiin  kale baxay kormeeroyashoodii ka hawl gali ...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo kulan la yeeshay Shirkad shisheeye oo Macdan baadhis ka wadda dalka

Hargeysa, 24 January 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Wefti ka socday Shirkad ku hawllan...

Qaraxyo Ismiidaamin ah oo galaaftay nolosha daraasiin dadka ah magaalada Baqdaad

Baqdaad, 24 January, 2012 (SLpost)- Saddex iyo toban qof ayaa maanta ku dhintay caasimada dalka Ciraaq ee Baqdaad, halka inka badan todobaatan  qofna ku...

Maamulaha Guud ee Dahabshiil oo Khudbad-aqooneed ka Jeediyey Jaamacadda Culuumta Dhaqaalaha Ee London (LSE)

London, 24 January,  2012 (SLpost) – Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa dhowaan khudbad-aqooneed taabanaysa fursadaha iyo maaraynta adeegyada dhaqaale...

Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya iyo nuxurka waxyaabaha ay ka wada hadleen

Hargeysa, 24 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku  qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img