Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo dhaliilo kala duwna u Jeediyey Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka hadlay xaaladda...
Khasaaraha Dhimashada iyo Dhaawac ka dashay Bannaanbaxyo Gilgilay Magaalooyinka Borama iyo Saylac
Borama (SLpost)- Bannaanbaxyo ujeeddooyin isku mid ah ka duulaya, ayaa maanta gilgilay magaalooyinka Saylac iyo Boorama ee gobollada Salel iyo Awdal. Mudaharaadyadan oo sababay dhimasho...
Shirkadda SOM EVENTS oo shahaado-sharaf ku muteysatay Kaalintii ay ka Qaadatay Shirweynihii SONYO
Hargeysa (SLpost) – Shirkadda Nashqadaynta xafladaha, shahaadooyinka iwm ee SOM EVENTS ayaa shahaado sharaf ku mutaystay qayb libaax leh oo ay ka qaateen shirweynihii...
Golaha Wakiilada oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Odoroska Miisaaniyada Sannadka 2013-ka
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta dood iyo falanqayn dheer kadib ansixiyey odoroska miisaaniyada sannadka 2013-ka. Mudaneyaasha Golaha Wakiilada oo maalmahan dood adag ka...
Maxaa Laga Filan Karaa Hogaanka Cusub Ee Dalada Dhalinyarada Sonyo? – Abdifatah Sh.Nuux
Tan iyo maalintii dalka dib loogu soo noqday ayaa horumarka wadanka ,hiigsiga dhalinyarada & wax qabadkuba ay ahaayeen qaar isa soo tarayay kuwaas oo...
Natiijada Kulan Caawa Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyeyaasha laba Ka mid ah Ururradii Doorashada ku hadhay
Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa Qasriga Madaxtooyadda casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyayaasha Qaar ka mid ah ururradii ku...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhigga ka Jaray Jid Cusub oo laga Hirgeliyey Degmada Gacan-Libaax
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray waddo laami ah oo isku xidhaysa Xaafadaha Daami, Sh Nuur...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

